SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

ciyaar aad u xiiso badan oo dhexmartey Mudug iyo Bari

Sawirada Halkan ka daawo....

galabta waxaa wada cayaaray gobolada MUDUG VS BARI waxay aheyd cayaar aad u xiiso badan oo dadweyne fara badan ka soo qeybgaleen waana labo gobol oo dhinaca kubada aad ugu xafiilatama jecelna in midba midka kale ka badiyo waxayna cayaarta qeybtii hore ku dhamaatay 2-2 qeybtii dambena 3-3 groupkan B cayaarihiisu aad ayay u kulul yihiin BAR labo mar ayay cayaartay kuankii hore waxay ka badisay SOOL galabtana waxay barbaro la gashay MUDUG waxay BARI lee dahay 4 dhibcood

SOOL hal kulan ayay cayaartay waana laga badadiyay MUDUG waxay cayaartay hal kulan oo ay la cayaartay BARI barbaro ayay la gashay hadaba groupkan waxaa hada bananka taagan BARI waxaa aad loo sugayaa cayaarta dhexmari doonta TALAADADA MUDUG oo hal dhibic leh iyo SOOL oo waxba laheyn waxaana la sugayaa kii soo bixi laha oo labeyn lahaa GOBOLKA BARI

barina waxaa wada cayaari doona gobolada NUGAAL VS KARKAAR oo ayagu labadaba ka soo adkaaday SANAAG laakiin bari waxay ku tartamayaan kaalinta koowaad ee group kooda bal eegno bari iyo garoonka mire awaare garoowe iyo waxa soo bixi doona allaha na gaarsiiyo


NB KOOXDA DHARKA CAGAARAN WAA MUDUG TAN DHARKA CAD IYO MADOWGA WAA BARI

BY C/qani

Sawirada Cayaaraha Gobolada Puntland.. Daawo

 

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 25, 2008

BAARID | SEARCH


"Markabka sida Taangiyada iyo hubka waxaan ka rabnaa Madax-furasho gaareysa $35 Milyan oo Doolar"
sidaas waxaa yiri nin u hadlay burcadda.. iyo Markab laga leeyahay Japan oo laga qaatay $2 million Akhri... Sept 28

yusufPuntland oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo Medco Akhri Aug 22


Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS