Home » Announcements »

Tacsi: Caasho Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyootay Nairobi

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun

Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan
Guddoomiyaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan Cali Askar
oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday
24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaana leenahay ilaah
samir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday
caasho warsame Islaan  iyadana ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin

Farah Yassin Osman

fyok78@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Tacsi: Caasho Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyootay Nairobi "

  1. Waxaan tacsi udirayaa dhamaan qoyska reer Cali Askar, gaar ahaan saxiibkay Abdisalaan Ali askar, Anaga oo uga tacsiyeynaya geerida Hooyo Casho Jamac Warsame oo ku geeriyyotay Nairobi. waxaan illaah uga baryayaa in janadii fardosa geeyo, samir iyo imaana kasiiyo dhamaan dadkii ay ka geeriyootay.