Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajacuun
Dhammaan golaha qurbajoogta Puntland-Denmark, waxay tacsi u dirayaan
Guddoomiyaha golaha qurbajoogta Puntland-Denmark Cabdisalan Cali Askar
oo hooyadiis alle ha u naxariistee Caasho Jaamac Warsame Islaan ku geeriyooday
24-07-2010 magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaana leenahay ilaah
samir ha ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ay ka baxday
caasho warsame Islaan iyadana ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Farah Yassin Osman
fyok78@hotmail.com
Waxaan tacsi udirayaa dhamaan qoyska reer Cali Askar, gaar ahaan saxiibkay Abdisalaan Ali askar, Anaga oo uga tacsiyeynaya geerida Hooyo Casho Jamac Warsame oo ku geeriyyotay Nairobi. waxaan illaah uga baryayaa in janadii fardosa geeyo, samir iyo imaana kasiiyo dhamaan dadkii ay ka geeriyootay.