Home » Announcements, Warar »

War galinta mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee ka dhaca Oslo Norway

Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamisk Senter

Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan kheyrka jecel ee ku dhaqan wadamada Yurub. Waxaa loogu bishaareynayaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq.

Mu’tamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa 01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb gashaan Insha Allaah, sidoo kale walaalaha sharafta leh iyo dhamaan marti sharafta ka imaanaya dibadda magaalada Oslo waxaan ka codsaneynaa iney soo qaataan hu’ gooda.

Shicaarka Mu’tamarka: (Jidka Toosan ?????? ????????)

Goobta iyo gaadiidka la raaci karo:Fabrikken Arrangmenters As, Fabrikkhallen, Malmøgaten 2, Grunerløkka Oslo.Bus. 30. iyo Trikk-ga 11, 13. Waxaa looga dagayaa ‘Birkulun’ Bus. 31. iyo Trikk-ga 17, Waxaa looga degayaa ‘Sofienberg’ Bus 20, 21 waxaa looga degayaa ‘Fagraheimgata’

Culimada:

1) Sh Maxamed Cabdi Umal Kenya

2) Sh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar America

3) Sh Dr. Cali Maxamed Saalax Norway

4) Sh Yuusuf Axmed Maxamed Sweden

5) Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Somalia

6) Sh Maxamed Idiris Saudi Arabia

7) Sh Saciid Raage Canada

8) Dr. Axmed Daahir Aweys UK

9) Sh Cabdi Baasid Cabdisamad UK

NB: Meel walbood caalamka uga nooshahay waxaad si toos ah maqal iyo muuqaal kala socon kartaa mu’tarmaka shabakadaha kala ah www.addacwah.com iyo www.tawfiiq.net Insha Allaah.

La Xiriir.

Xafiiska TIS. +47 22192599

Axmed Sheekh +47 90067683

Abshir Faras +47 45809618

Cabdifitaax +47 90848579

Iclaamka Internetka kala xiriir Cabdiqani (Sakiin) +47 4580 8768, Email: sakiin1@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.