Home » Warar »

Waraysi: khatarta ay xambaarsantahay xogta Badda ee rasmiga ah ee Madaxwayne Xasan u gudbiyey Q. Midoobay

Qaybta 1-aad waraysiyo taxane ah oo Idaacaada Danan  ee Muqdisho ka how gasha layeelatay Xasan Dhooye, waraysiyadaas oo looga hadlayo badda Soomaaliya, Xadkeeda, Sharciyadeeda, Kenya iyo Damaceeda, Norway iyo doorka ay ka ciyaarayso duudsinta Badda Soomaaliya iyo Dacwadda Soomaaliya Hague gaysay.

Radiodanan waa idaacad wadani ah oo xil iska saartay arinta badda illaa 2009-kiina waraysiyo hore oo badda khuseeyana qabatay.

Waraysigaan waxuu ka  hadlayaa Maxaa soo celiyey arinta badda, qodobo khatar ah oo kujira waraaqda Ogaysiinta ah ee Madaxwaynuhu u diray Qarammada midoobay iyo Farqiqa u dhexeeya sharciga cusub ee Madaxwayne Hassan uu rabo inuu ku badalo sharciga baddaha iyo dakaddaha Soomaaliya. Loona yaqaan; Law.now 37 oo Soomali soo saartay 1972. Waxaad ka heli doontaa xog badan oo ku saabsan badda Soomaaliya oo xilagan hadda ah khatar badan ku wajahantah.

Halkaan ka dhagayso Qaybta 1-aad ee Waraysiga.

Lasocda qaybaha kale ee Waraysiga hadii illaahay idmo.
Xigasho: Radiodanan.net
________________________________________

Maxkamada ICH- (Hague) oo xili go’an u qabatay dacbada Madaxwayne Xasan Sheekh gudbiyey ee Kenya ku wajahan, waxaase xusid mudan in Maxkamadu u dhigtay sidan; “Xadaynta Badweynta Hindiya ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya,” sii akhri qoraan somalitalk ka diyaarisay arintaan, arintan oo u muuqata in horay aan waxba u kala xadaysnayn. Guji halkan

Hassan Dhhoye

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.