Home » Qoraallada Halkudhegga "dhooye"
Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax, Documentary dhamaystiran
Documentary-gan qaybo kamid ah horaa loo daabacay, hadase waa markii ugu horaysay oo isagoo dhamaystiran la faafiyey, muhiimadiisa darteed ayaana keentay in markale la faafiyo, wuxuu sawir buuxa kaa siin doonaa Caalimkii Sh. Abdulqaadir kumuu ahaa iyo faafinta dacwada Islaamka muxuu ugu fadhiyey.
Muuqaal taariikhan (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu kulahaa Sh. Cabdulqaadir...
Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan- Waxay ku beegantahay Isniinta
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November 03, 2014 waa Isniin. Sagaalaadkuna waxay ku beegantahay Axada November 02. 2014. Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku eegi doonaa qoraalkaan.
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu
Bismillaahi Raxmaani Raxiim ::: Muxaram 08, 1436
Walaalayaal marka...
Maxaad kala socotaa xaalada Badda Soomaaliya Oo xiligan ay ku wajahan yihin khatara Muuqda iyo kuwa Qarsoonba Q-3aad
waraysiga qaybtan 3-aad ayaa ka hadlaysa xogta rasmiga ah ee Madaxwayne Xasan Sheikh gudbiyey, kuna saabsan xadaynta badda. Xogtaan waxaa markale lagu daray in muranbaddeed uu ka dhaxeeyo anaga iyo Kenya.
Waraysiga Xasan Dhooye oo faah faahsan dhagayso Guji
Madaxwayne Xasan Sheikh oo markale Muran baddeed kii Soomaaliya iyo Kenya soo celiyey.
Qayb ka mid ah xogtuu gudbiyeyna waxaa ku qoraa sidan;
page...
Maxaad kala socotaa xaalada Badda Soomaaliya Oo xiligan ay ku wajahan yihin khatara Muuqda iyo kuwa Qarsoonba. Q-2aad
Waraysigan ayaa ka hadlaya dhowr arimood oo muhiim ah, Madaxwayne Xasan Sheekh oo soo cusboonaysiiyey murankii badda una sheegaya wadammada dirksa la ah Soomaaliya dhanka xeebta, inuu wada xaajood kala galayo arigtidooda ku aadan, xadaynta badda. Sidaad lasocotaan waa arintii MOU Is-fahamkii horay loo diiday, hadaladii ku xusnaa.
Warqad uu madaxweynaha DFS u diray UN-ka June 30, 2014 waxaa ku cad sidan:...
Waraysi: khatarta ay xambaarsantahay xogta Badda ee rasmiga ah ee Madaxwayne Xasan u gudbiyey Q. Midoobay
Qaybta 1-aad waraysiyo taxane ah oo Idaacaada Danan ee Muqdisho ka how gasha layeelatay Xasan Dhooye, waraysiyadaas oo looga hadlayo badda Soomaaliya, Xadkeeda, Sharciyadeeda, Kenya iyo Damaceeda, Norway iyo doorka ay ka ciyaarayso duudsinta Badda Soomaaliya iyo Dacwadda Soomaaliya Hague gaysay.
Radiodanan waa idaacad wadani ah oo xil iska saartay arinta badda illaa 2009-kiina waraysiyo hore oo badda...