Home » Warar »

“Ku biiritaanka Ciidanka Itoobiya ee AMISOM waa arrin khaldan, taariikh ahaan iyo deegaan ahaanba…”

Waraysigii Telefishanka Somali Channel oo Xasan Dhooye…

Televisionka Soomaaliyeed ee Somali Channel ayaa waraysi dheer oo ku saabsan ciidamada Kenya iyo Itoobiya ku biiritaan koodii ay ka mid noqdeen ciidanka AMISOM kala yeeshay Xasan Dhooye oo ku sugan Minneapolis. Ku biiritaankaas oo ah “Arrin khaldan, siyaasad ahaan, taariikh ahaan iyo deegaan ahaan,”…. ka daawo Videoga hoose.

somali59

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " “Ku biiritaanka Ciidanka Itoobiya ee AMISOM waa arrin khaldan, taariikh ahaan iyo deegaan ahaanba…” "

  1. hamse says:

    Asc sax ethoipia ha ka baxaan dalka somalia guud ahaan waana qalad iney joogaan oo hawl galo ka sameyaan ilaahay ha naga qabto in alle intee dhib ku heysa umada somaliyeed, waa mahadsan tihiin