Home » Warar »

Mahiiga oo Faafiyey Qoraalkii lagu saxiixay Shirkii Adis Ababa

Ergeyga Gaarka ah ee Qarammada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Mahiga, ayaa maanta (May 25, 2012) waxa uu faafiyey qoraalkii ay saxiixeen ka qayb galayaashii shirkii Adis Abab lagu soo gabagabeeyey May 23, 2012.

Qoraalkaas oo ay ku saxiixan yihiin Madaxweynaha DFKMG Sh. Shariif, Guddoomiyhii hore ee baarlamaanku xilka ka qaaday Shariif Xasan (laakiin qoraalka Adis Ababa ku saxiixay “guddoomiyaha Baaralaanka”), ra’iisul wasaaraha DFKMG C/weli Gaas, C/raxmaan faroole (Puntland), Maxamed Caalin (Galmudug), Khaliif Macalim (Ahlusunnah) iyo Mahiiga (Ergeyga QM)

Qoraalka uu Faafiyey Mahiga oo ku qoran Luqadda Ingriisiga ka akhri linkiga hoose:

Signed Communique ………

READ HERE the signed Communiqué of Consultative Meeting of the Somali Signatories of the Process for Ending the Transition which took place on 20-23 May 2012 in Addis Ababa. CLICK HERE TO READ

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.