Waxaa xarunta Minneapolis Convention Center ee faras magaalaha Minneapolis lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran, xafladdaas oo ku saabsanayd arday da’yar oo baranayey quraanka oo qalin jebiyey.
Hoos ka daawo Video ku saabsan xafladdaas iyo waraysiyo la xiriira oo uu qaaday Telefisshanka SomaliTV ee Minneapolis.
Video waxaa Duubay Siyaad Siciid Saalax, waxaana magarafoonka u haya Mascadde. VIDEO
asc walaalaha somalitalk waxaan halkan tahniyad uga dirayaa macalimiintii soo saaray ubaxaas illah ha dinka abaal maryo,waxaan tahniyad labaad halkan uga dirayaa ardadii ka qalin jabiyay dugsiga abuubakar asadiiq.maalmahaan waxaa socda dad ilidi ku noqday markiska bauubakar .laakiin xafladan waxay waji gabax ku noqotay dakii islahaa dhaleeceeya, ama ceeb u raadiya,illah baa ka badbaabinaya dibin daabyakasto oo loo dhigo masjidka.
marka hore waxaan leyahay dhalinta qalin qabisay hambalyo
tan labaad waxaan aad leeyahay dadka ka soo shaqeeyay ee beeray ubaxaas iyagoo sidaan u malaynayo u soo maray dhibaatooyin badan ilahay
ha idinka abaal yariyo waxaad qabateen wax weyn oo aad loogu farxo
waad mahad santihiin
waxaan tahniyad u dirayaa safaa abdirahman iyo hooyadeed oo la dadaashay ilaahay qayr ha siiyo
Alle ayaa mahad oo dhan iska leh, ka dibna addoomadiisa waddada fiican qaaday ayaan ugu mahad celinaynaa sida wanaagsan ee ay ubadkeena ugu rabbeeyeen goob khatar badan oo kalaaliibtii cadaabtu ay geesaha ka suran tahay.
Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa qolada somalitalk.com oo caadaystay in aan cidina uga horraynin soo gudbinta waxyaabaha wanaagsan iyo u doodidda bulshada iyo la xisaabta dadka dalkooda dulleeyey. Waxaan leeyahay halkaas ka sii wada.
Tahniyad ballaaran ayaan u dirayaa qalinjebiyaasha iyo eheladooda
iyo macallimiinta iyo dadkii hawshaa ka qayqaatay iyo SOMTV waana
shey farxad weyn nagelisey annagoo aad uga fog dhulka Marakanka !!!.
wwwwwwwwwwwww GUULEYSTA !!! wwwwwwwwwwww
Tahniyad ballaaran ayaan u dirayaa qalinjebiyaasha iyo eheladooda
iyo macallimiinta iyo dadkii hawshaa ka qayqaatay iyo SOMTV waana
shey farxad weyn nagelisey annagoo aad uga fog dhulka Marakanka !!!.