Home » Warar »

Xafladdii Qalin Jebinta ee Dugsiga Abuubakar Saddiiq ee Minneapolis

Waxaa xarunta Minneapolis Convention Center ee faras magaalaha Minneapolis lagu qabtay Xaflad aad u ballaaran, xafladdaas oo ku saabsanayd arday da’yar oo baranayey quraanka oo qalin jebiyey.

Hoos ka daawo Video ku saabsan xafladdaas iyo waraysiyo la xiriira oo uu qaaday Telefisshanka SomaliTV ee Minneapolis.

Video waxaa Duubay Siyaad Siciid Saalax, waxaana magarafoonka u haya Mascadde. VIDEO

 

 

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

6 Jawaabood " Xafladdii Qalin Jebinta ee Dugsiga Abuubakar Saddiiq ee Minneapolis "

  1. liban said says:

    asc walaalaha somalitalk waxaan halkan tahniyad uga dirayaa macalimiintii soo saaray ubaxaas illah ha dinka abaal maryo,waxaan tahniyad labaad halkan uga dirayaa ardadii ka qalin jabiyay dugsiga abuubakar asadiiq.maalmahaan waxaa socda dad ilidi ku noqday markiska bauubakar .laakiin xafladan waxay waji gabax ku noqotay dakii islahaa dhaleeceeya, ama ceeb u raadiya,illah baa ka badbaabinaya dibin daabyakasto oo loo dhigo masjidka.

  2. axmed says:

    marka hore waxaan leyahay dhalinta qalin qabisay hambalyo
    tan labaad waxaan aad leeyahay dadka ka soo shaqeeyay ee beeray ubaxaas iyagoo sidaan u malaynayo u soo maray dhibaatooyin badan ilahay
    ha idinka abaal yariyo waxaad qabateen wax weyn oo aad loogu farxo
    waad mahad santihiin

  3. jama says:

    waxaan tahniyad u dirayaa safaa abdirahman iyo hooyadeed oo la dadaashay ilaahay qayr ha siiyo

  4. Alle ayaa mahad oo dhan iska leh, ka dibna addoomadiisa waddada fiican qaaday ayaan ugu mahad celinaynaa sida wanaagsan ee ay ubadkeena ugu rabbeeyeen goob khatar badan oo kalaaliibtii cadaabtu ay geesaha ka suran tahay.

    Sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa qolada somalitalk.com oo caadaystay in aan cidina uga horraynin soo gudbinta waxyaabaha wanaagsan iyo u doodidda bulshada iyo la xisaabta dadka dalkooda dulleeyey. Waxaan leeyahay halkaas ka sii wada.

  5. Jaheeye says:

    Tahniyad ballaaran ayaan u dirayaa qalinjebiyaasha iyo eheladooda
    iyo macallimiinta iyo dadkii hawshaa ka qayqaatay iyo SOMTV waana
    shey farxad weyn nagelisey annagoo aad uga fog dhulka Marakanka !!!.
    wwwwwwwwwwwww GUULEYSTA !!! wwwwwwwwwwww

  6. Jaheeye says:

    Tahniyad ballaaran ayaan u dirayaa qalinjebiyaasha iyo eheladooda
    iyo macallimiinta iyo dadkii hawshaa ka qayqaatay iyo SOMTV waana
    shey farxad weyn nagelisey annagoo aad uga fog dhulka Marakanka !!!.