Home » Warar »

Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen

Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .

Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka

bsmog2009@hotmail.com.

Ama Teleefonada kala ah

002521-652930

002521-5500979

0025215477708

002521-5350000.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Al-Barakaat: Dadkii lacaguhu ka maqnaayeen hanala soo xiriireen "

  1. Asli Ahmed says:

    Walaal su’aal ayaan idin waydiinayaa ee ma dhamaan dalkoo dhan baa mise waa reer muqdisho keliya cida la soo xiriiraysaa

  2. Waa dadka kulahaa lacag albrakt waa dad nasiib badan uu nah dhiibtey lacagtoo dad xalal miirad ah ee rabi ha idin barkaey lacgtii liin soo ceeliyey.

    Waxa aan ku aaminey din iyo sunada ka muqatey lakin waxaa aan ilowney xadiiskii rasuulkena swc. ee ah ataqwa hunaa hunaa e nimayow dhacey qastan ku sheeganaya in eey din islamka barteen fadlan rabi ooguh baq xaq Islamka ee masaakinta xaqooda uu ceeliya.

    Dulmane dantii rabi uusheegtey.

    asc

  3. bashiir ali says:

    war anaga ayey naga maqan yihiin lacag badan yaan kala soo xiriirna hantida naga maqan nanbarkeega waakaas isoo waca 00967733770987