Ogaysiis deg deg ah oo ku socda dadkii ay lacagaha uga xayirmeen Bangigii Barakaat .
Waxaa laga codsanayaa macaamiishii ay lacaguhu uga maqnaayeen Bangiga Barakaat in haatan ay si deg deg ah ula soo xiriiraan Xafiiskooda oo ku yaala Magaalada Muqdisho iyagoo kala soo xiriiri kara Emailka
bsmog2009@hotmail.com.
Ama Teleefonada kala ah
002521-652930
002521-5500979
0025215477708
002521-5350000.
Walaal su’aal ayaan idin waydiinayaa ee ma dhamaan dalkoo dhan baa mise waa reer muqdisho keliya cida la soo xiriiraysaa
Waa dadka kulahaa lacag albrakt waa dad nasiib badan uu nah dhiibtey lacagtoo dad xalal miirad ah ee rabi ha idin barkaey lacgtii liin soo ceeliyey.
Waxa aan ku aaminey din iyo sunada ka muqatey lakin waxaa aan ilowney xadiiskii rasuulkena swc. ee ah ataqwa hunaa hunaa e nimayow dhacey qastan ku sheeganaya in eey din islamka barteen fadlan rabi ooguh baq xaq Islamka ee masaakinta xaqooda uu ceeliya.
Dulmane dantii rabi uusheegtey.
asc
war anaga ayey naga maqan yihiin lacag badan yaan kala soo xiriirna hantida naga maqan nanbarkeega waakaas isoo waca 00967733770987