Home » Faallo, Warar »

Dhulka iyo Badda Soomaaliya

Sawir gacmeed uu sameeyey amiinarts oo uu ku muujinayo in dhulka Soomaaliyeed ay kenya gudaha u soo gashay taas oo sawirka ku hoga tusaalaynayo madaxda DFS …. …. ….

image
image

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Dhulka iyo Badda Soomaaliya "

  1. Dhulka iyo badda Soomaaliya si buuxda ayay qattar ugu jiraan in la ka googoosto, sababtuna waxay tahay, hoggaanka dalka maanta ka taliyaa waa dad dawlado shisheeye talada u’ dhiibteen ee ma aha dad ay bulshada soomaaliyeed soo dooratay.
    Shaqsiguna haddii uusan lahay damiir muwaadinnimo oo xakkameeya una diida inuu dalkiisa iyo dadkiisa iibsado, qaranka ay hogganka u’ hayaan wuu baabi’i.
    Ilaahay ha badbaadiyo Soomaaliya, balse haddaan dadkeedu u kicin, maanta kuwa hoggaanka u hayaa meel xun iyo caaqibo xumo ayay ku wadaan.