Home » Warar »

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlay arrinta Badda ee Soomaaliya iyo xad-gudubka Kenya

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay arrimaha badda Soomaaliya iyo Kenya xad gudubkeeda, waxana uu shacbka Soomaaliyeed ka codsaday in difaaca badda laga taageero dawladda.

qareen71

Waxa kale oo uu ka hadlay is-afgaradkii MoU, isagoo sheegay in khalaad ay ku jireen MoU oo ay aqoondarro iyo waayo-aragnimo la’ aani ay keentay, taas oo Kenya ka faa’iidaysatey. (Waxaa xusid mudan in MoU ay waxba kama jiraan ka soo qaadeen baarlamaankii Soomaaliya.)

Warkaas oo siyaabo kala duwan ay uga warbixiyeen TV-yada Soomaalidu hoos ka daawo saddex warbixinood.

http://youtu.be/HABg31Zt13Q

Xataa TV-ga “Qaranku” si buuxda uma baahin shirkii jaraa’id ee xeer ilaaliyaha Qaranka.

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlay arrinta Badda ee Soomaaliya iyo xad-gudubka Kenya "

  1. Mmm says:

    ASc, Mahadsanidiin Somalitalk.com. difaaciddinabada somalia. shirka jaraaid ee xeerilaaliyaha oo dhameystiran waxaa laga dhageysan karaa webka radiomuqdisho. linkigana waa kan. hadalka xeerilaaliyaha waxuu bilaabanayaa daqiiqada 19aad.

    http://radiomuqdisho.net/dhageyso-barnaamijka-bandhigga-wareysiyada-ee-radio-muqdisho-86/

  2. Ali says:

    shacabka soomaaliyeed waa inay difaacdaan Dhulka, Dalka,Diinta Islaamka
    iyo dadkooda ku dhaqan Nfd, iyo Somaligalbeed.Xeerka no.37 ciddii kusoo xadgudubta dagaal baan xignaa.Ciidamada Ajnebiga dalka waa inay ka baxaan iyagoon hub iyo aan wadan hubka iyo qalabka ay heystaan Soomaali baa leh.
    ajnebiga waa ka saareynaa dalkeenna hooyo.