Home » Faallo »

Hirarka Suugaanta: Gabayadii Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash

Hordhac:

Barnaamijaka ‘Hirarka Suugaanta’ oo aan si gaara isugu hawlay, waxan ku waraystay Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash oo hadda ku nool magaalaa Seattle, ee Maraykanka.

Xaajiga suugaantiisu waxay ku xasuusinaysaa, inta suugaanta ehelka u ah, suugaantii abwaannadii hal abuurka ku caan baxay. Dhegahaaga ayaa kuu macallina,

ka bogo labadan gabay ee Toobad Keen iyo Ilaah Way Arxamayaa, oo uu kaga hadalayo noloshiisa tii hore iyo tii dambe, iyo haatan oo uu gabaw haleelay, dhawr iyo toddobaatan jirsaday. Waa murti cibaaro qaadasho iyo macna qota-dheer huwan. Wuxu ku hal qabsanayaa gabayga hore wiil uu dhalay. Dhegeysi wanaagsan, lana soco qaybaha soo socda…. waa maqal laakiin dhowaan isagoo qoraal ahna waan kuu soo gudbinaynaa.

Dhegeyso:

Q.1aad

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2013/gabay_guntixabash1.mp3]

Q.2aad

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2013/gabay_guntixabash2.mp3]

ama soo rogo:

Dhegeyso: Qaybta 1aad | Qaybta 2aad

………

guntixabash

 

Ururiye: Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)

Xiriirka: mabdalle@gmail.com

 

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

7 Jawaabood " Hirarka Suugaanta: Gabayadii Abwaan Xaaji Maxamuud Ciise Gunti-Xabash "

  1. sadia says:

    Maxamuud Axmed Cabdalle, walaal waad ku mahadsantahay soo u ruurinta iyo soo gudbintaba.
    -Sadia Issa.

  2. asad says:

    Walaahi gabowga waa siduu u sheygay mohamud isse eeg odayga markuu yara siduu u eykaa iyo markuu gabowbay faqriga u dhaxeya arag iyo gabowga sida uu inowgu sheygay abwan mahamud runtii waa gabay xigmad iyo murti leh illahay ha ku xafido abwaan amin

  3. hanadyare says:

    Mashallah abwanka gabayga leh iyo wiilka sow uruuriyaba waxan leynahay illahay ha idin xafido amin

  4. caananshe says:

    Mashallah mahamud ahmed walaal ad bad ugu mahsantahay gabaygan ey ad sow ururisay anagana aad jecleysatay inaan kula dhageysano mahsanid abwaanka tariyay tixdana waxaan leynahay illahay haa kuu aqbalo ducadadey inshallah illahay ha naga dhigo kuwuu janada ku kulmaa amin

  5. cali yare says:

    Adeer aad bad ugu mahsantahay share gareynta ad nala shergareysay gabyadada xigmada leh Gabyada ad ban u jeclahay dhageysigoda specialy kuwa ku sabsab sida hada mahamud issa oo uu oga hadlayay baryadisa iyo sida uu ugu rajo weynyahay in uu illahay u aqbalo janada amin baa leyahay illahay dhamantayada ha naga dhigo kuwii logu bishareyay janadii fordowzia amiiiiiin

  6. amina sahal says:

    Mashallah gabayga labaad waa gabay aad u qiiro badan amintaa ku darayee inshallah illahay ha ku aqbalo ducadaada

  7. ciise says:

    asc shiine sxb aad ayaa ugu mahadsantahay abwaakana alla dhowro asiga masha allaah waa suugaan aad umacaan