Home » Faallo »

Yaa Banneeyay Boobka Suuqa Bacadlihii Xamar Weyne?

….  Suuqii dhibaatada badan soo maray oo rag ku hanta beeleen isla markaana la helayo dadkii Dhulka ku lahaa goobtaas in maanta xaqoodii la duudsiyo Cadaaladaradda intaa la eg anigu ma garan karo , ma Dawladda ayaa ka duwan Dawladdii hore oo inta dadkii Guryo u dhistay haddana u ogolaatay in ay ku wareejiso sidaa darteed Ganacsatadii Suuqaas xaqa u lahayd waxa ay il gaar ah ku eegayaan Madaxweyne Xasan Shiikh, Ra’iisul Wasaare Shirdoon iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Jawaari iyagoona ka dhul sugaya sida loo wajaho qaybinta Suuqaas , sidoo kalena waa in ganacsatada cusub ee Hantidooda galinaya Bacadlaha Xamar Weyne in ay Alle uga baqaan oo Xoolahooda ku raadsadaan meel Xalaal ah.

Qoraalka oo dhamaystiran halkan ka akhri

Aragtidaada ka dhiibo Hoos:

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

5 Jawaabood " Yaa Banneeyay Boobka Suuqa Bacadlihii Xamar Weyne? "

  1. salwa says:

    As WR WBK kadib haddan ka dhiibto aragtideyda waxaan dhihi lahaa qof waliba oo cadayn ama marqaati haysta hala yimaado hana loo saaro gudi ka socda maxkamada sare iyo gobolka banaadir oo ka fo musuqmaasuq ama wax is dub maris ah laakinse waxaasi oo dhan amaanka somaliya in la sugin in la bilaabo ma fiicana maxaa yeelay dadka somaalida waxay ka soo horjeedaan siyaasad kasta oo maanta dowlad ccadil ah lagu dhiso waxaana ay jecelyihiin in buuqa socdo dagaal dheeraada si loo helo qaxooti badan oo dibada u baxa yurub gala lacag ceyr ahna usoo dhiibaan waalidiinta iyo waxaa ka xoog badan shirkadaha ugu waawayn oo maal geliya kuwa dagaalka jecel haday dhiibin hanti ay dagaal galaan waxaa laga afduubaa qof qiimo ka leh shirkada oo ay mag dhow kusoo badbaadiyaan kadibna laga yaabo in dowlada naftirkeeda hub laga gato sida kuwa falastiin iyo yahuuda oo iska dhex gataan ee somaali nabad kama dhacayso dadka oo xaqooda loo wada celin dhiiga daatayna meel lawada saarin waxaa la yaabay nin kasta oo kursi ku fadhiista wuxuu lasoo boodayaa halays cafiyo ma janada xisaab la aan miyaa la galayaa naarna xisaab la aan miyaa la galayaa ilaahay waxuu jecelyahay in xaqa lakala qaado culumada somaliya ama kuwadibada ku nool weli ma maqlin in ay arintaan ka hadlaan mahadsanidiin

  2. Abdullahi says:

    Fadlan maheli karnaa liiska magacyada dadkii waa gaas loo qaybiyay dhismaha suuqa bacadlaha xamarweyne. koobiga wargeyska xidigta octobar ay ku qoran yihiin magacyada.

  3. kaahin nuur says:

    asc wr wb. si weyn ayey u mahadsanyihiin walaalaha Somalitalk oo runtii mar walba isku hawla u hiilinta xaqqa iyo cadaalada, waa lama huraan in loo hiiliyo dhibanayaasha korkooda lagu kor iibsanayo hanti hore loogu sharciyeeyey. Wallaahi waa niyad-jab iyo quusasho mar hadii shakhsigii meel loo dhiibo uu si kala reeb laheyn u cantuugayo hantida qaranka. maalin kasta waxaan maqlaynayaa war uun niyada naga sii dila, taloow waa yaabe UMMADAN MIYEYNA RASHIID LAHEYN, MA WADANI AYAANBA LAGU OGEYN,

  4. mahamed yare says:

    ascw walaalha bahada somalitalk waxaan aad iyo aad uga mahadcelinayaa qolraalkaan dheer oo aay soo diyaariyeen walaal alaha idin xifdiyo waxaan idinku amaanayaa oo runtii aan idiin arkaa inaad tihiin indhihii saxaafada marka walaal dadaalka sidaas u wada mida kale waxyaalaha aan aad idiinku amaanayo waa baaritaanka aad sameeysaan oo runtii ah wax aad aay dadka fikrad uga qaadan karaan, waxaanse ku dari lahaay baaritaankaan in aad la kulantaan tarsan asaga laftiisa oo sabta uu u sameeynayo isbadalkaan aad soo bandhigtaan, markaas qoraalkaan wax badan ayaa laga dhadhansan lahaa laakiin hada hal qolo ayaad soo qaadateen
    waad mahadsantihiin

  5. xagaleey says:

    markahore waa idin salaamayaa,marka xiga ajir iyo xasanaad allaha idinka siiyo sida aad xaqa ugu hiiliseen,inkastoo ay waajib idinku tahay ama nagu wada tahay haddana waan idinkaga mahad celinayaa.
    Haddaba walaalayaal waxaan leeyahay tarsan waa in laga qabtaa ummadda masaakiinta ah ee uu shidada kuhayo.umadaan sugidda ku cirowdayna xaqeeda lasiiyaa.tanoo kale waa tii laga gabyi jiray.sababtoo ah waxaa dhici karto in dadka uu sidaan xaqooda uduudsiinayo ay yihiin dadkii uu magacooda meesha kujoogay ama umadkale oo masaakiin ah oo soomaaliyeedba.marlabaad ayaan idinkaga mahadcelinayaa wanaaga aad sameyseen iyo sidaad xaqiiqda umuujiseen.