Home » Faallo »

Dood ku saabsan dastuurka oo lagu qabtay Minneapolis

Dood ku saabsan dastuurka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, hoos ka daawo:

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Dood ku saabsan dastuurka oo lagu qabtay Minneapolis "

  1. saadaq says:

    Dhaman wan salamaya iqyarta idacada iyo wariyayasha iyo dhaman kaso qaybgalayasha. sida my best friend Yaasin Garaad. Doctorka iyo Professorkena dhaman tood aad iyo aad ayan ku salamaya.
    fikaradaydu waxay tahay o kali ah: Dastuurka hadi somali loqoray hanalo iqyargaliyo inan aqrino kana sarno qaxkasta o xun. Anago dhax iyo toorey iyo waran hubkanagu yahay ayan ka adkan jirnay cadawgena waba hada o an awood lenahay. masha alla. please we have to respect any guess.
    Alla karim.

  2. Xog-Oday says:

    Erayadan Federaal, Dastuur la ansixinayo waa Erayo halis ku ah midnimo qaran.Waa arimo dunidu u igmato, hay’adaha sharciga iyo barlamaanka ka dibna dadweynuhu ansixiyo. Markaa waxaan ku tallin lahaa waa in la ixtiraamo Axdigii 1960- ilaa kii dawladdii kacaanka. Dastuurkan qabyadda ah waa mid abuuraya Maamul beeleedyo Federaal ah iyo dagaal sokeeye!!

  3. qataar says:

    looyarka iyo naagta soowacday iyo fiqi soomaali weey idinfahamsantahay waxaadnatihiin dadlasookireeystay yaasiin iyo titoorka waxaanleeyahay waadguuleeysateen ee hambalyo