WAXAA KA DHICI DOONA OSLO AXADA SOO SOCOTA , BISHANA AY TAHAY 16. OKTOBER, MUDAAHARAAD AAN SIYAASAD IYO KOOXAYSI KU SAABSANAYN, LAGUNA TAAGEERAYO NADABA , LOOGANA SOO HORJEEDO DAGAALADA IYO DILALKA AAN DHAMAADKA LAHAYN EE KA SOCDA SOOMAALIYA .
GOOBTA : XARUNTA TAREEMADA OSLO , BARXADA SHABEELKA SANAMKA AH UU KA TAAGANYAHAY.
SAACADA : 14:OO DUHURNIMO, FADLAN WAQTIGA DHOWR, HAL SAACAD OO KELIYA AYAAN HAYSANAA.
WUXUU DHAMAANAYAA 15:00 KUNA DHAMAANAYAA VERTERLANDS PARKEN (BEERTA GRØNLAND EE POOSTADA HORTEEDA).
KA SOO QAYB GAL HADII AAD UDAMQANAYSID WALAALAHAAGA SOOMAALIYEED EE KU DHIBAATAYSAN, ABAARO, DAGAALO, XASUUQ, BARAKAC IWM.
NB. SOO QAADO CALANKA SOOMALIYA
HADII AAD QABAN QAABADA KA QAYB QAADANAYSID AMA AAD DOONAYSID FAAHFAAHIN , FADLAN LA XIRIIR: CABDIWAHAAB 95140991, SICIID XOOGSADE 99510948, NACIIMA CASAYR 40991535
‘Waa arrin fiican banaanbaxaas, laakiin waxaannu la wada soconnaa in Norwey aay lug ku leedahay dhibatada baddayada ayagoo ka dambeeyay
heshiiskii is afgarad, illa iyo haddana aay dabada ka riixayaan Qorshaha Roadmap-ka, sidas darteed ha sameeyeen Soomaalida reer Oslo in aay
ka codsadaan in aay Norwey naga deeyso faragalinta aay ku hayso Badda Soomaaliya. Arrintaas weydiisadkeedu wax dhibaato ah idiinkama imaanayo oo waa hubaal, waxeyna ogaanayaan in dad wadaniyiin ah oo Soomaali ah in aay magangalyo dalkooda u joogaan.
Sahal dheere.