Home » Warar »

IGAD oo ka mid noqoneysa La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha Tusmeysan

Xukuumadda FKMG ayaa ku dhawaaqday in Ururka IGAD uu ka mid noqonayo La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha tusmeysan.

IGAD waxay ku biireysaa la-guddoomiyeyaashii horay u jiray oo kala ahaa Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda FKMG, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika.

DHAMMAAD

Xafiiska Xiriirka, Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta

Halkan ka akhri qoraalkii oo PDF ah

Halkan ka akhri isagoo English ah

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " IGAD oo ka mid noqoneysa La-guddoomiyeyaasha Guddiga Farsamada ee Dhaqan-gelinta Qorshaha Tusmeysan "

  1. Mrsomali says:

    Asc dhaman umada somaliyed mel walbad jogtan gar ahan muwadininta qimaha badan always ka dhidhiya bobka wadankena lagula kacayo wa somalitalk god bless u salan kadib walalayal waxa ugu weyn aniga an ka shakisna aya ah in qolada fadhiso madaxtoyada laga xalaleysanayo heshiska bada wayo haday hada saxixan hadhow markaynu cagahaynu dib isu tagno ku dodi karna qoladasi waxay ahayen kumelgar marka heshis nocas maba gali karan lakin hada waxa logu yeray roadmap aya ku tuseyso in laga sarayo kumelgar si sharciyeysan uga saxixdan o anan hadhow waxan ku dodno lo helin tankale barlamanka waxan leyahay wad ku mahadsantihin sidad heshiskan gor hore u diden mantan waxa lo gogol xaraya sidi la idinkaga taqalusi laha e ma arko rajo ad kuso noqonaysane gashanka halo dhufto qiyanada qaran tan kale sharif waxad ogata qof walbo heshiskan saxixo inad masuliyadeda ledahay wsc

  2. C/fitaax says:

    Asc
    salaan kadib soomali dalkeedi iyo dadkeediba meel kuma sheegto. Qofna wax daycan kama tago aduunkuna waa sidaa, waxaa jirta oraah tiraahda qof walbo siduu u gogladuu u jiiftaa. Soomali inney meel walbo ku dhibatooto dalkeedina la boobo,dhalaalkiina mustaqbalka dalkooda lagu gumeysto ayna jirin meel ay u ciirsadaan annaga ka mas,uul ah, saa qabiil iyo qurun aan isku heysanaa taasoo boos siisay inuu wax ma garad iyo ducuf oo dhan sheegto mas,uuliyad uusan garan karin wax ay xanbaarsan tahay. i am sorry