Home » News »

OGEYSIIS:Gurmadka abaaraha ee London(UK)

Waxaa si naxariisi ku jirto laga codsanayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed qaasatan jaalliyada ku dhaqan magaalada london,laguna wargelinayaa inay kasoo qayb galaan shirka taakulaynta dadka soomaaliyeed ee ku dhibaateysan gudaha dalka soomaaliya kuwaasoo aan dhiman nooleyna,oo la doonayo in gacan laga geysto looguna gurmado abaaraha baahsan ee argagaxa leh,

Waxaa shacabka soomaaliyeed loogu baaqayaa gaar ahaan gaar ahaan jaalliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan London/Uk,inay la gaaraan gargaar degdega la gaaraan shacabka soomaaliyeed ee ku cadilan dalkii hooyo maadama aad moodid inaan iyagaas wax dhaano.

   Walaalayaal illaahay waxaan idiin weydiinaynaa in mar walba gacanta sareysa illaahay idinka dhigo ee u gargaar walaalkaaga maanta kaalmada kaaga baahan.

                            Goobta Kulanka Gurmadka abaaruhu waa

    Acton Vale Community center Off Beech Avenue Acton

    London W3 7J2

    WQ-4-30pm

   Date- 29/07/2011

Kala xiriir waxii Faahfaahina hawl wadeenadan kala ah

Xamdi tell number-07960343614  ama-Yaasmiin-07985518522.

  Waxaa halkaas maaweelo iyo riwaayad kusoo bandhigi doona arimahan murugsan ku saabsan Qaar kamid ah hobolada ku nool magaaladan london.

  Waxaa sidoo kale xaafada Edmonton ee waqooyiga magaaladan london kadhici doona shir looga hadlayo baahida waxbarasho oo ay qabaan soomaalida ku nool qurbaha gaar ahaan reer UK,Hooyo iyo aabe kasta oo jecel waxbarashada dhalaankooda waa mahiim kasoo qaybgalka shirkaasi,waxaad kala xiriiri kartaa waxii faahfaahina,

  Xamdi Shiikh cabdalle tell-07960343614.

   Waana maalinimada sabtida taariikhduna tahay 30/07/2011-

    Saacada iyo madasha kulankana fadlan weydii Xamdi iyo telephonka kore.

  MAHADSANIDIIN

By- Durraan shirwac

 Em-Durta21@hotmail.com

  London/Uk

Raasmedia.

VIDEO: Gurmadka Abaaraha Soomaaliya

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " OGEYSIIS:Gurmadka abaaraha ee London(UK) "

  1. mohamed says:

    walaalyaal waxaan dhihi lahaa walaalahey somalida ah oo ku dhibaateysan dalka mogadisho waa in aan ku fiirsan dhibaadataan aad ka u taran waa in aan gacmaha u furnaa oo waxaan u qaban karno u qabanaa .(asaalamu caleykum ) byee