Home » Faallo »

Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray

Fiiro gaar ah:

Qoraalkan waa turjumid qoraal dheer oo kusoo baxay Bloggan sanadkii 2010 ka: http://demokratbloggen.wordpress.com/ 2010/06/22/ flykten-fran-mangkulturen/ kaasoo aad loogu duray dadka ajnabiga ah siiba kuwa muslimka ah oo ay soomaalidu ugu horrayso.

Tarjumada oo sawiro wadata halkan ka eeg RIIX/GUJI (pdf)

Qoraalkana sidan ayuu ahaa;

Waxaan u murugaysnahay Borlänge da naga dayacantay:

Walow ay Borlänge dadka daggan sideedaba nusqaammi lahaayeen haddayna siyaasiyiinta magaalada ajnabi badan kusoo guri lahayn, haddana magaalo warshadeedka yar ee Borlänge ee uu xisbiga hantiwadaaggu xukumo, waxaa kunool 48681 nafar, waxay ahayd sideedaba mid burbur kudhow, laakiin waxaa godka geerida kutuuray, in wakhti kooban lakeenay 1000 soomaali ah. Soomaalidaa 50% ama badh kamida waxba maqoraan waxna ma akhriyaan. 10% ama boqolkiiba 10 qof ayaa shaqaysa.

Soomaalidu way kaduwanyihiin dadka kale ee ajnabiga ah oo dhan, maxaa yeelay waa dadka ugu liito xagga laqabsiga iswiidhan, xagga waxbarashada ayagaa ugu liito, xagga shaqo la’aanta ayagaa ugu badan, xagga dakhliga ayagaa ugu hooseeyo dalkan, xagga qaadashada caydha ama kaalmooyinka kala duduwan ayagaa ugu badan, waxbarashada iskuullada ayagaa ugu hooseeyo, sidoo kale dadka xagga laqabsiga dalkan ugu liito waa ayaga. Xagga danbiyo galidda aad ayuu ugu badan yahay soomaalida. Badh ama 50% ragga soomaalida waxay ruugaan mukhaadaraadka qaadka, waxayna arrintaa cunista qaadaka u keentaa nolol xumo sii daran.

Sawirradan hoose waxaa lagasoo qaaday mudaaharaadkii maalinta shaqaalaha ee 1 maajo, waana wax laga argagaxo runtii. Waxaad mooddaa in Muqdisho lagasoo qaaday sawirrada. Mudaaharaadka waxuu kakooban yahay oo qudha soomaali. Nin ku labisan dharka muslimka oo koofi qaba ayaa kor u hayo tabeello ay kuqoran tahay ”waxaqabad dadkoo dhan”. Taloow intee maalmood ayay bannaanbaxayaashan u bannaanbaxayo ururrada shaqaalaha shaqeeyeen noloshooda oo dhan?

Turjubaan soomaali ah oo daggan magaalada Göteborg (Gothenburg) ayaa yidhi sidan;
”markuu roobku da’o oo uu cagaarku soo baxo oo geelu soo godlado (caano keeno) Reer Guuraagu uma baahno inuu waxqabto. Iswiidhan had iyo goor roobbaa ka da’a; lacagta caydha, lacagta caruurta lugu qaato, lacagta kidhada lugu kabo, iyo kuwo kale oo badan ayaa la helaa, hadii marka khayrkaa farada badan la’iska haysto maxaa looba shaqayn oo la’isu dhibi. Waxaa qoray Wargayska Göteborgs-Posten 1-november 2007 da.

Kharashka magaalada Borlänge ay caydh ahaan u bixiso wuxuu madhin hayaa khasnadda magaalada. Sanadkii 2008 da 66% caydha laga bixiyey magaalada Borlänge waxaa lasiiyey ajnabiga dibadda kayimid. Ajnabigaas wxay magaalada ka ahaayeen 11,7% tiro ahaan..

Waan ku xanuunsadaa tiradaas, saas ooy tahay magaalada Borlänge waan jeclahay, waxaan kunoolaa magaaladaa markaan yaraa muddo. Borlänge waxay ahayd magaalo aad uqurxan oo uu mustaqbal fiican usoo muuqdo. Waxaa magalada markaa soo dagay dad kayimid Finland oo kashaqaynayey labada warshadood ee ugu waawayn magaalada, waa Warshadda xaashiyaha sammaysa ee Kvarnsvedens Pappersbruk iyo warshadda shubto birta fudud ee Domnarvets Järnverk.

Qixii dadka cad cad:

Stockholm, Göteborg, Malmo, Botkyrka, Södertälje, Landskrona, iyo Borlänge dadka kunool way yaraan lahaayeen haddaan lugusoo ururin ajnabi fara badan sanad walba. Dadkii iswiidhishka ah qaxooda waa digniin ay lagamamaarmaan tahay inay keento isbadala siyaasadeed oo degdega. Laakiin isbadal siyaasadeed lama hayo. Waxaad mooddaa inuu isbadal siyaasadeed iman mar ay wakhti danbe tahay.

Iswiidhan iyo meelo badan oo caalamka kamid ahba waa dhibaato jirto inuu yimmaado ajnabi qax ah oo aad u fara badan. Dhacdooyinkaas waxaa loogu yeedhaa ”The white flight” waxaana lugu arkay 1960 Maraykanka , laakiin wayse soo jirtay illaa qarnigii 18 aad, waagaaas waxaa aad usoo dagay Boston oo Maraykanka kutaallo Irish fara badan.

Immaatinka ay yimmaadeen Irishkaa farada badan magaalada Boston waxay baabi’isay dhaqankii ay lahaayeen dadkii haystay diinta Protestanka, dadkaas oo kunoolaa magaalooyinkaas oo ahaa kuwii ugu muhiimsanaa horumarka dadka Protestanka taariikhdooda. Markay magaaladii isbadashay oo danbiyada, dilka, dhaca iyo musuqmaasuqu faraha kabaxay way qaxeen dadkii magaalada hore u daganaa. 1820 kii dadkii daganaa Boston waxaa kuhadhay 50% soddan sano kadib.

Is aaminidda bulshada dhaxdeeda oo yaraata:

Markay qaxooti meel soo dagaan waxaa daba socdo qaxooti kale oo ku daba jiro. Markay dadkii magaalada daganaa arkaan noloshooda oo hoos dhacday ayna sababeen qaxootiga way guuraan. Arrintaa waa arin lugu arkay aduunka oo dhan. In la isticmaalo jumlada Qaxa caddaanka waa khalad maxaa yeelay kuma xidhno jinsi ama midab gaara ah arrintaa, oo kaliya waxaa xukumo isbadal dhaqameedka qowmiyadeed ee ay sababyso.

Dhaqamada kala duwan qaarkood way wada noolaan karaan meesha qaar kale ayna suurtogal ahayn inay wada noolaadaan. Muslimiinta kunool aduunka way is go’doomiyaan isna faqooqaan si’ ay u raacaan quraanka aynanna udhaxgalin ”gaalada” . Dalal badan oo Reer Galbeed ah way ku adagtahay inay fahmaan gacankahadalka ay muslimiinta caanka kuyihiin, waxaana jirto inay musliimta ajnabiga ah ay ayagu ubadan yihiin danbiyada gacankahadlka ku lugta leh.

Inay dadyow kasta jecelyihiin inay la noolaadaan dad ay isku jinsi yihiin waa wax la ogaaday, kumana xidhno midab iyo jinsi gaar ah. Dad aad garanayso ood isku si wax u aragtaan una fahamtaan waa aasaaska inaad kudareento xasilooni hadba meesha aad markaa ku nooshahay.

Aqoonyahanka Maraykanka ah ee ladhaho Robert Putnam ayaa sheegay inay is aaminidda iyo kahelidda ay dadka wada abuurtaan ay yarayso jiritaanka bulshooyin kala duwan oo wada nool. Wuxuu yidhi bulshooyinka kala duwan waxaa caado u ah inuu is aaminkooda yaraado iyo inay aad isu tuhmaan. In dariska la aamino way ku yartahay, ismana caawiyaan oo wadajirka iyo canshuurta labixiyo ma ay jecla, maxaa yeelay waxay arkaan meeshay canshuurta ay bixiyaan ay gasho, meeshaas oo ah meel ayna ku qanacsanayn.

Dadka udooda dhaqamada kala duwan way been sheegeen:

Hadday run tahay aragtida dadka dalkan iswiidhan udooda dhaqamada kala duwan iyo wada noolaashaha, arrinta qaxa dadka cad cad ay kaqaxaan meelaha ajnabigu kubato ma ayna dhacdeen. Hadduu hadalkooda run yahay waxay ahayd inay caddaanka ka guuraan xaafadaha stockholm ay gaarka udagaan oy u guuraan Akalla, Fittja iyo Tensta oo ah meelo ajnabiga looga qaxay kadib markuu kufarabatay.

Haddaan fiirinno dadka ku doodo inuu banii’aadamka isku mid yahay iskuna qiimmo yahay, sida ururka Amnesty International, Rädda Barnen iyo Röda Korset iyo waliba Kaniisadda iswiidhan, maxay ugu qixi waayeen uguna ordi waayeen ayagoo koox koox ah meelaha ay kajiraan dhaqamada kala duwan ee ay u doodaan. Maxaa loo waayey qof kamid ah kuwa u dooda dhaqamada kala duwan oo sheegahayo asagoo faraxsan inuu qoyskiisa u rarayo Rinkeby si ay ugu raaxaystaan dhaqamada kala duwan ee meeshaas kajiro.

Jawaabtu waa; been ayey sheegayaan, kala duwanaanshaha ay u doodayaan ee ay caado kadhigteen buunbuuninteeda ma ay ogola inay kunoolaadaan, oo kaliya waxay rabaan inay usheegaan dadka kale inay kunoolaadaan. Waxay rabaan dad kale inay naftooda iyo noloshooda iyo raaxadooda ay u huraan mabda’ kharriban oo fashilmay.

Waxay rabaan dadka kale inay carruurtooda ladhigtaan 80% ama 90% muhammad, Ali iyo Ahmed, oo markaa ay billaabaan inay kuhadlaan iswiidhish jajaban oo carabi u eg.

Dunidan nifaaqa iyo laba wajiilayntu kubadatay madhacdo in kuwa beenta kudooda oo ammaana waxaan fiicnayn ama aan khayr lahayn in lala xisaabtammo, waxayn si dhibyar u fidiyaan aragtidooda beenta kusalaysan ayagoon la hor istaagin.

Qofku inuu ku dhawaaqo halkudhagyo uusan aaminsanayn way fududahay, laakiin waxaa aad u adag inuu ka run sheego oo uu si ficil ah u sammeeyo wuxuu sheeganhayo. Ma mudan yihiin marka in la qadariyo maadaamma ay laba wajiilayn kujiraan? Yay umalayn hayaan marka inuu rummayni khuraafaadka ay fidinhayaan? Halkudhaggoodu waa mid umadhan sida beentu ay waligeed tahay mid madhan.

Qoraalka asagoo af-iswiidhish ah hoos ka akhri;

Jag sörjer ett förlorat Borlänge

Även Borlänge skulle ha ett negativt flyttnetto om politikerna inte fyllde upp staden med invandrare. Den lilla socialdemokratiskt styrda industristaden med 48 681 invånare har länge varit på dekis. Spiken i kistan är att man på kort tid har tagit emot 1 000 somalier, varav mer än hälften är analfabeter. Bara 10 procent av dem arbetar.
Somalierna skiljer ut sig från alla andra invandrargrupper genom att vara de som klarar sig allra sämst i Sverige. De har den lägsta utbildningen, den högsta arbetslösheten, de lägsta inkomsterna, det största socialbidragsberoendet, de sämsta skolbetygen och den mest misslyckade integrationen av alla. Brottsligheten i gruppen är hög. Hälften av de somaliska männen tuggar drogen kat, och missbruket leder till ännu större utslagning.
Bilderna från årets förstamajtåg i Borlänge är chockartade. De kunde lika gärna vara tagna i Mogadishu. I tåget går nästan enbart somalier. En somalisk man i fotsid klänning och muslimsk mössa bär ett plakat med texten ”SYSSELSÄTTNING FÖR ALLA”. Hur många dagar har deltagarna i tåget på arbetarrörelsens dag arbetat i sitt liv? Jag citerar Abdulahi Mohammed, somalisk tolk i Göteborg:

”När det regnar och är grönt och kamelerna ger mjölk behöver nomaderna inte anstränga sig. I Sverige regnar det hela tiden – socialbidrag, barnbidrag bostadsbidrag och alla andra bidrag. När man har det så bra, varför ska man då jobba?” (Göteborgs-Posten 1 november 2007.)
Borlänges kostnader för försörjningsstöd driver kommunen mot snabb utarmning. Under 2008 gick 66 procent av socialbidragen i Borlänge till utrikes födda, som utgjorde 11,7 procent av befolkningen.
Siffrorna gör ont i mig. Jag råkar ha en kärlek till Borlänge. Där bodde jag under några lyckliga barndomsår. Borlänge var en lummig idyll som andades harmoni och framtidstro. Det kom mängder av finska arbetskraftsinvandrare för att arbeta vid stadens två stora industrier, Kvarnsvedens pappersbruk och Domnarvets järnverk.
De var behövda och önskade. De integrerades på nolltid. Aldrig att vi kände oss otrygga på grund av dem, tvärtom. Vi barn rörde oss tryggt överallt. Nu är allting förändrat och förstört. Jag sörjer en förlorad stad. Jag vill aldrig mer besöka Borlänge. Jag skulle inte klara att se förödelsen, jag skulle bara gråta.
The white flight
Stockholm, Göteborg, Malmö, Botkyrka, Södertälje, Landskrona och Borlänge skulle samtliga ha ett negativt flyttnetto om de inte packade in tusentals invandrare varje år. Svenskarnas flykt är en allvarlig varningssignal som borde ge incitament till omedelbar politisk kursändring. Några sådana tecken har dock inte synts till. Tydligen måste förfallet gå till the point of no return innan något händer.
Varken i Sverige eller internationellt är de här kommunerna ensamma om att se en snabbt växande ström av flyende invånare. Fenomenet kallades ”the white flight” när det visade sig i USA under 1960-talet, men det är väl känt och dokumenterat ända sedan tidigt 1800-tal. Då flyttade stora mängder irländare in i Boston, USA.
Deras ankomst undergrävde den protestantiska kulturen i en av de städer som haft den största betydelsen för protestantismens utveckling under hela dess historia. När klimatet i staden blev alltmer våldsamt och korrupt flydde stora delar av den infödda befolkningen. Av Bostons befolkning 1820 bodde bara hälften kvar 30 år senare.
Minskad social tillit
Invandring följs alltid av sekundär migration. När ursprungsbefolkningen får sina levnadsvillkor radikalt försämrade genom invandring flyttar den. Samma mönster ses över hela världen. Uttrycket ”white flight” är missvisande, eftersom den här formen av migration inte har med ras eller hudfärg att göra. Den handlar istället om vilken kulturell innebörd den etniska förändringen har.
Vissa kulturella skillnader går att överbrygga och leva med, andra inte. Över hela världen isolerar sig muslimer i självvald segregation för att i enlighet med koranen inte beblanda sig med ”otrogna”. Flertalet västeuropéer har å andra sidan svårt att uppskatta det våld som kännetecknar den muslimska kulturen och som bland annat visar sig i att invandrare från muslimska länder är kraftigt överrepresenterade i all våldsbrottslighet.

Önskan att bo tillsammans med människor som liknar en själv gäller alla folkgrupper, oavsett ras och religion. Igenkännandet och gemensamma värderingar är en viktig grund för att känna trygghet där man bor.
Den amerikanske statsvetaren Robert Putnam har funnit att det sociala kapital i form av tillit och trivsel som människor bygger upp tillsammans minskar i multietniska samhällen. De som lever i etnisk mångfald präglas av minskad tillit och ökad misstänksamhet. De ”hukar sig”, litar mindre på sina grannar och är mindre benägna att solidariskt betala skatt, eftersom de i sin omedelbara närhet ser exempel på vart pengarna tar vägen.
Mångkulturalisterna ljuger
Om vi ska ta på allvar vad Sveriges framträdande mångkulturalister har propagerat för i decennier borde ”the white flight” från invandrartäta områden inte alls vara något problem. Det borde tvärtom gå en strid ström av flyttlass från Stockholms innerstads mer fashionabla delar ut till exempelvis Akalla, Fittja och Tensta.
Om vi tänker på företrädarna för humanism och ”alla människors lika värde” inom organisationer som Amnesty, Rädda Barnen och Röda Korset – för att inte tala om Svenska kyrkan – så är det rent häpnadsväckande att de inte i stora skaror tar sin tillflykt till den mångkultur som de prisar så högt. Varför ser vi aldrig en tidningskrönika där en bekännande mångkulturalist glädjestrålande meddelar att han nu tar familjen med sig och flyttar till Rinkeby för att njuta av mångfalden?
Svaret är att propagandisterna ljuger. Den mångkultur som de med allt stelare läppar bekänner sig till vill de för allt i världen inte uppleva på eget skinn. Den gäller de andra. Det är andra människor som ska offra sin trygghet och trivsel för att leva upp till en havererad politisk ideologi. Det är andras barn som ska gå i skolor med 80 – 90 procent Muhammed, Ali och Ahmed och börja prata svenska med arabisk brytning. I dubbelmoralens förlovade land ställs hycklarna aldrig till svars utan kan obehindrat fortsätta predika sitt lögnaktiga evangelium.

Att servera till intet förpliktande slagord är lätt. Att själv leva upp till dem verkar stört omöjligt. Vilken trovärdighet anser de sig kunna göra anspråk på som så uppenbart lever med dubbel bokföring? Vem inbillar de sig ska tro på deras falska trossatser? Deras besvärjelser ekar av tomhet, som lögnens eviga tomt skrällande cymbaler.
Af Julia Caesar

*

Waxaa turjumay:
Axmed-shiil Muxumed
Xoghayaha Ururka UMIS, Borlänge
ahmedshil@yahoo.com
Borlänge, Sweden

2002: BORLANGE IYO SOMALITALK.COM

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Turjumid qoraalkii ajnabigana guud ahaan loogu gafay, soomaalidana si gaar ah loogu duray "

  1. Cali says:

    Ninkaa wariyaha ah waxa uu qoray aragtidiisa ku wajahan dadka soo galootiga ah inkastoo soomaalida uu dhulka la dhacay,hadana waxa uu sheegay hab dhaqankeena bulsho ama umaddeed, balse waxaad ogaataa macluumaadka uu ninkaas isu keenay inta uusan qoraalka qorin waxa uu ka soo xansaday soomaali kale oo isu aragta inay ka duwan yihiin kuwooda qaldan waa arin caado u ah soomaalida in qofka ajnabiga ah loo kala dhuunto oo loo waramo si niyada isagoo isla markaa si fudud u hela qofkaa sawirka guud ee umad ahaan aynu leenahay.
    Hadii aad doonaysid inaad qiimayso umad ama dal dadkiis waxaa tixraacaysaa taariikhda umaddaas adigoo aan ku sii fogaan ilbaxnimadooda iyo habdhaqankooda umaddeed waxaa kuu soo baxaya sawirka guud ee noloshooda, tusaale ahaan sweden is wadii dadka swidishku waa dad noocee ah,waxaa kuu soo baxaya nabadgelyo,horumar iyo barwaaqo.
    Dib u eeg umadda soomaaliyeed waa umad noocee ah wax aan burbur iyo bara kac ahayn ma hayno,Hadba hadii qoraagu kuu sheego inaad tahay qof
    lunsan is xisaabi ha eegin qoraalka arag waxa ka danbeeya qoraalka ee macquulka ah, ayaan daro wayn ayaa umad ahaan nagu habsatay dhaawaca na gaaray sida aad moodaan ma aha wuu ka wayn yahay dad yar oo inaga mid ah ayaa garan kara,mana aha wax sahlan sidii aan umad ahaan uga soo noqon lahayn wadadan mugdiga ah ee aan ku socono.
    Ilaah waxaan ka baryayaa in umadda soomaaliyeed uu quluubtooda isu furo. Aamiin

  2. Bishaar says:

    Asc, xaqiiqdii waxaan oo dhan waan ayidaa intaa nagala sheegay oo dhaliil ahna waan u badana ! Haa waan u badana waana sax , waxaa nahay soo galootiga kaliya ee Qasnada Caydha , ragooda , dumarkooda , dhalinyartooda , iyo da,dooda ku xisaabtamaan , waxaa la yiri in ceebtaada lagu sheego way wanaagsantahay waxayse ka anfac badantahay marka aad adigu ceebtaada isku sheegtid !!

    Xaqiiqdii , dadaal ayaa nala gudboon , iyo sidaan ceelka uga soo saari lahayn bulshadeena haraqday !

    Wixii iigu yaab badnaa , ee aan arkay welibana magaaladaan yartaa ee Borlange waxay ahayd in nin bilo wadanka jooga , uu gacanyarihiisa , kula DOODAY Xuquuqday ayaan rabaa !!!

    Waxaa uu u doodaa maa shaqo la isiiyo !
    Jawaab waafiya ayay siiday oo ahayd , middeeniiba kamaadan soo bixin , inagaana xuquud na waydiinee , sida aan cuntada afka kuugu shubno miyaan shaqana farta kaa saaraynaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!