Home » Faallo »

Barashada Luqadda English. Q.3aad

Waxaa Mahad dhammaan iska leh Allaha innoo sahlay qaybihii hore, inta dhimmana waxaan Ilaah ka baryeeyna inuu innoo fududeeyo, acmaasheennana ka dhigo mid baraxtiran.

Qaybtaan waxay si toos ah ugu xirantahay qaybtii labaad ee ku saabsanayd qaabdhismeedka Tudcaha(Paragraphs). Haddii aadan qaybtii labaad weli soo akhrin waxaan kugula talin lahaa inaad iyada ku hormarto.

Madaama aan soo marnay Tuduc Paragraph oo aan soo sharraxnay, Curis Essay wax weeyn kama duwana tuducda ee waa ka baaxad weeeyn yahay.

Casharka oo dhamaystiran ka akhri halkan

Qaybihii hore ka akhri halkan: https://somalitalk.com/tag/luqad/

Qore: Luqman
akhrii@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Barashada Luqadda English. Q.3aad "

  1. madaale says:

    Asc. walaal waxaan weli fahmin sida loo dhaliyo fikrada ku saabsan wixii aan qori lahaay intaan la gaarin qoraalka paragraph iyo essay. Taas ayaa aniga iigu daran mar mar qaar waxaa iigu dhacda inaan soo qaata qalin iyo warqad, haddana garan waayo wixii aan qoro lahaay. walaalo suurtagal ma tahay in aad soo diyaariso cashar yar oo ku saabsan inta aan paragraph qorin marka ugu horeeysa fikrad ahaan u diyaariyo . Somalitalk your 5 *****