Home » Announcements, Faallo »

Tacsi: Marxuum Sheekh Cumar Faaruuq

Waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan, qoyskii iyo eheladii uu ka tagay marxuum Sheekh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan (Sheekh Cumar Faaruuq), oo Talaadadii ku geeriyooday Magaalada Jeddah, ee dalka Saudi Arabia. Waxaan leenahay Ilaahey naxariistii Janno haka waraabsho, qoyskii uu ka tagay, shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta oo idilna samir iyo iimaan haka siiyo, aamiin.

Marxuumka wuxuu ahaa tiir weyn oo bulshada Soomaaliyeed ay ku taagneyd, cilmi ahaan iyo waxgaradnimo, wuxuuna astaan u ahaa dadaalka ay culimada Soomaaliyeed ugu jireen sidii cadaalad iyo nabadeyn loogu soo celin lahaa gayiga Soomaaliya.

Waxaa marxuum Sheekh Cumar Faaruuq lagu xasuusan doonaa dhaxalkii faraha badnaa ee uu shacabka Soomaaliyeed iyo inta Af-Soomaaliga ku hadasha uu uga tagay mudadii (40 sano ka badan) uu ku jiray halganka faafinta diinta Islaamka.

Sheekh Cumar Faaruuq wuxuu jeclaa midnimada, iskaashiga iyo horumarinta asagoo daliil uga dhigi jiray aayado Qur’an ah iyo axaadiis fara badan. Wuxuu ahaa caalim jecel dadkiisa, iyaguna ay aad u jecel yihiin. Maadaama uu fariimo culus nooga tagay Sheekh Cumar Faaruuq, waxaa shacabka Soomaaliyeed la gudboon ka-shaqeynta midnimada iyo iskaashiga dhexdooda si loo gaaro nabad, cadaalad iyo horumar.

Waxaan Ilaahey uga baryeeynaa, anagoo ah qurba-joog Soomaaliyeed, inuu marxuumka janadii Fardowso ka waraabiyo, aamiin.

Magacyada Saxiixayaasha:

1. Ibrahim Iman, Boston, MA; USA
2. Basto Ahmed
3. Abdiwahab Tarey, CA, USA
4. Abdirizak Mohamed, Toronto, Canada
5. Abdirahman Abdi, Maryland, USA
6. Dr. Cabdi Maxamed Culusow, “Black”
7. Faisal Roble, CA, USA
8. Mohamud Ali Mohamed, London, UK
9. A/Rasaq Hashi
10. Abdirahman Yare, OH, USA
11. Said MM Shire, Toronto, Canada
12. Fowsia Abdulkadir, Canada
13. Abdishakur Ali Mire, London, UK
14. Hussein N. Darwish, VA, USA
15. Mahdi Warsame, OH, USA
16. Abdi Hosh, Toronto, Canada
17. Mohamed Haji “Ingiriis” London, UK
18. Mohamed Abdi Mohamed, Washington DC, USA
19. Bashi Jibril, Toronto, Canada
20. Afyare Elmi
21. Mshire Huubse
22. Nour Omar
23. Abdi Greek, London, UK
24. Abukar Yahye Sanei
25. Ibrahim Abikar
26. Abdisalam Abdullahi Ahmed, MA, USA
27. Sh. Xasan Jaamici, Minneapolis, MN; USA
28. Faarax Sheekh C/qaadir
29. Anwar Maxamed Diiriye, MN, USA
30. Abdikhayr Sh. Soofe
31. Ali Said Haji Aliyow, Melbourne, Australia
32. Abukar Arman, Columbus, OH; USA
33. Mohamed H. Hassan, MN, USA
34. Abdullahi Mohamed, London, UK
35. Mumin A. Barre, Maryland, USA
36. Sakhawadin Mustafa, MN, USA
37. Safiya Yusuf Geelle, Boston, MA; USA
38. Mohamed Ali “Waranto”
39. Abdi-Mahad Barre, MA, USA
40. Ladane Ahmed, California, USA
41. Abdulkadir Ali Abdi, “Xuurka” OH, USA
42. Abdulkadir Hassan Farah, Boston, USA
43. Yonis Yasin, MA, USA
44. Rashid Hashi
45. Faysal Saxansaxo, MN, USA
46. Mohamud Afey, MN, USA
47. Ayub Iman, WV, USA
48. Sahal Hassan, Frankfort, Germany
49. Abdullahi Mohamed “Xagalle”, MA, USA
50. Mahad Diini, MA, USA
51. Sh. Yusuf Abdulle, Boston, USA
52. Caydaruus Cabdullahi Cisman, MA, USA
53. Ayan Diirshe, OH, USA
54. Deeqow Ali-Digfeer, Helsinki, Finland
55. Hodan Hussein Mire, TX, USA
56. Faduma Awow, Toronto, Canada
57. Halima Mohamed Shire, Nairobi, Keyna
58. Mohamed Ali Aden, Toronto, Canada
59. Maryan C/qaadir, Amsterdam, Netherlands
60. Buraqo Jama, OH, USA
61. Qaali Ahmed, MN, USA
62. Liban Mohamed Hassan, WA, USA
63. Leyla Warsame, Bahamas
64. Mohamed Omar “Siyaro”, WA, USA
65. Asad Hussein Bulaale, WA, USA
66. Nimco Hashi, London, UK
67. Amina Abdullahi, Leicester, UK
68. Mohamud Eerkolo, OH, USA
69. Sayid-Ali Addou, MA, USA
70. Abdirisaq Hashi, OH, USA
71. Dahir Guled, MA, USA
72. Abdulkadir Hassan, MA, USA
73. Bisharo Abdi Mohamed, OH, USA
74. Yonis Yasin, MA, OH
75. Burhan Mohamed, WA, USA
76. Dahir Saciid Luunge, Amsterdam, Netherlands
77. Duale Hanad, MA, USA
78. Fardosa Ahmed, London, UK
79. Jaamac Siyaad, “Afarsuule” TX, USA
80. Hamza Issaaq, MA, USA
81. Abdirashid Gayre, MI, USA
82. Hassan Cabdi-Rudde, Nairobi, Keyna
83. Maxamed Cabdullaahi, MA, USA
84. Jaamac Seed, OH, USA
85. Mohamed Abdi, MA, USA
86. Abdirizaq Mohamed Diiriye, London, UK
87. Aden Hussein, MA, USA
88. Xiirey Ahmed, MA, USA
89. Abdulahi Dahir, Zurich, Switzerland
90. Cabdi Ciise, Chicago, USA
91. Burhan Warsame, London, UK
92. Mohamed Taakilo, MA, USA
93. Fuad Cabdi Warsame, Zurich, Switzerland
94. Dr. Cadar Diiriye Xaashi, London, UK\
95. Amira Kh. Addawe, MN, USA
96. Ali M Omar, NC, USA
97. Khadija Diiriye Hassan, Toronto, Canada
98. Jehow Barre, Stutgard, Germany
99. Jamila Abdirahin Fiqi, Toronto, Canada
100. Ubah Abdulkadir, Oslo, Norway
101. Abdulkadir AJ Said, London, UK
102. Qamar D. Hassan, Toronto, Canada
103. Abdiqani Rage Barrow, Ottawa, Canada
104. Abdirahman Abdulle Siyad, Toronto, Canada
105. Alinur Hussein Boodaaye, Toronto, Canada
106. Suad D. Hassan, Seattle WA; USA
107. Deeqa C. Fiqi, Toronto, Canada\
108. Asha Ali Baar, Toronto, Canada
109. Cabdulqaadir Abdirahman “Utah”, VA, USA
110. Hassan Warsame, VA, USA
111. Maryan Cabdiraxin Fiqi, Toronto, Canada
112. Prof. Hassan Mahadallah, Louisiana, USA
113. Maxamed Muuse Makaraan, OH, USA
114. Abdifatah D. Hassan, WA, USA
115. Khadra Cumar Maxamed, Stockholm, Sweden
116. Faduma Abdulle Guure, London, UK
117. Musatafe Ducaale, MA, USA
118. Abdirahman C. Mohamed, Helsinki, Finland
119. Fowsia Baana, VA, USA
120. Faduma Adan, OH, USA
121. Sahro Barre, MN, USA
122. Cabdi Diirshe, Toronto, Canada
123. Mahad Yusuf, Toronto, Canada
124. Mohamed Yusuf Shariif, Stockholm, Sweden
125. Amal Yusuf, Toronto, Canada
126. Farah Aw-Osman, Ottawa, Canada
127. Abdulkadir O. Mohamed, Stockholm, Sweden
128. Faiza A. Gure, Stockholm, Sweden
129. Abdikhaliq Mohamed, Manchester, UK
130. Fardowsa Cabdulle, London, UK
131. Abdifataax Mohamed “Kilimbe”, MA, USA
132. Mohamed Abdi Garaad, MA, USA
133. Abdirahman Aden “Camaan” MA, USA
134. Abdulkadir Ali, MA, USA
135. Axmed Atoor, MA, USA
136. Muse Yasin Cige, Stockholm, Sweden
137. Cabdiraxman Cige Cabdiraxman, Rotterdam, Netherlands
138. Farxaan Ismaaciil Axmed, London, UK
139. Farxaan Cartan Jaamac, Helsinki, Finland
140. Maxamed Cali Maxamed “Maxamed Macallin”, Helsinki, Finland
141. Mubarak Cabdullahi Maxamuud, Kuala Lumpur, Malaysia
142. Mustafa A. Mohamed, Kuala Lumpur, Malaysia
143. Hamza Abokor Mohamud, Berbera, Somalia
144. Filsan Khadar Maxamed, Cairo, Egypt
145. Maxamed C/qaadir, Cairo, Egypt
146. Faiza Maxamed Abdullahi
147. Abdinasir Hirsi Jama, Berkley, CA; USA
148. Saciid Maxamed “Said Korea” Gothenburg, Sweden
149. Abdikarim Jaamac Gucuri, Seattle, WA; USA
150. Fowzi Cadaawe, MN, USA
151. Abdulkadir Abdi Heybe, VC, Canada
152. Ali Haji Ibrahim, London, UK
153. Abdirahman Haji Mohamud, Dubai, UAE
154. Nimco Maxamed “Qubqac” London, UK
155. Caydaruus Biixi Mire, Makkah, Saudi Arabia
156. Barwaaqo Cabdullaahi “Isqoys” Oslo, Norway
157. Faysal Cabdi Guute, Norway
158. Abdijibaar Shiekh Maxamed, London, UK
159. Mowlid Abdirahman Fiqi, Oslo, Norway
160. Abdiladiif Ali Omar, Stockholm, Sweden
161. Abdulkadir Abdullahi Osman, Karachi, Pakistan
162. Ibrahim Maxamed “Sacabayar” Hyderabad, India
163. Abdulkadir Ali-Faarax aadan, Leicester, UK
164. Jaamac Muuse Cali, Seattle, WA; USA
165. Abdullahi Muxidiin Ali “Abdul Arts”, Cairo, Egypt
166. Salaad Nuur Cabdi, Ottawa, Canada
167. Sadia Ali Aden, Virginia, USA
168. Abdi Aynte, Doha, Qatar
169. Mohamed Hassan, MN, USA
170. Maxamed Axmed Tenis, Toronto, Canada
171. Maxamud M Culusow, Michigan, USA
172. Abdikarim Haji Abdi Buh
173. Abdullahi Osman Carays, Toronto, Canada
174. Zainab M. Hassan, MN, USA
175. Mohamed Abdullahi Khalif, Boston, MA; USA
176. Hassan Mohamed Omar, “Xassan Dheere” Boston, MA; USA
177. Farid Omar, Toronto, Canada
178. Ali Faqi, Michigan, USA
179. Mohamoud A Gaildon, PA, USA

Tacsida@gmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Tacsi: Marxuum Sheekh Cumar Faaruuq "

  1. fartun muxidiin maxamed says:

    anigoo ah gabar somali ku nool wadan uk waxaan tacsi u dirayaa eheladii iyo uu ka geeryooday marxuum sheekh cumar faaruuq inuu samir iyo imaan naga wada siyo geeridaan naxtinta leh amiiin

  2. alaha ha u naxriisto umada somaliyana imaan alah ka siyo