Home » Maqaallo »

Kulankii ka dhacay Masjidka Abuubakar ee Minneapolis ee uu ka qayb galay Safiirka USA ee Kenya

SomaliTalk.com waxa ay heshay nuqul Video laga duubay kulankaas. Waxaana si waadax ah Video-ga uga muuqda in su’aalo kulul la weydiinayo Safiirka, isaguna si qayaxan ayuu u muujinayaa ujeedaddii uu kulanka uga soo qayb galay, Video-ga ayaan idinku soo gudbin doonaa sida uu ahaa….. SII AKHRI….

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

10 Jawaabood " Kulankii ka dhacay Masjidka Abuubakar ee Minneapolis ee uu ka qayb galay Safiirka USA ee Kenya "

  1. cabdiwaayeel says:

    assc

    soomaaliyeey inaga waxaan qabsanweynay cidnooqabaneysa majirto ee haleysku tashto bani aadamku sidiisaba waa danleey oo qofkii wax haaysta ama loojeedo in uu wax qabsanhayo ayaa lagabgalaa somalina wax muwaadin nima ah ama dal iyo doowlad ah lamaba mooda in aykamaqan yihiin waa kaa madaxdeenii musuqmaasuq maalinwalba lagu soo eedeeynayo

    ilaah aan kacabsano aanatala saarano nimanka waalan ee aduunyada ngudirayna aan iska qabano niyad san oo fiican halasoobaxo

    ilaahoow dalkeena nabadnooga dhog

  2. jamaal yare says:

    Alla ilaahayow ii dembi dhaaf bal nimankaas waxa ay noo buunbuuniyeen daya, maxay u lahaayeen fadhigu qarsoodi buu ahaa, fadhigan cid kastaayi fadhido ee iska muuqda, marka horaanba shakiyey markay dhaheen waan joojinay inaan baahinno fiidiyooga, laakiin ilaahay baa na sugay oo weli afkanaga waxba kamaanan oran, khabarse wuxuu ku fiican yahay in marka hore layska hubsado, hubsiimo halbaa la siistaa..kheyr alle ha idin siiyo reer somalitalk, waajib weyn baad gudateen ummadna waad badbaadiseen ku halaagsami lahayd warar ku tiri kuteen ah, waxaanse la yaabanahay waxa nimankii beenta ku xaqsaday oo intaas oo belaayo ah u abuurayeen, kolley meesha waxbaa ku jiree aan aragno .

  3. Ali says:

    Mashaa Allah Somalitalk khayr allaha siiyo beentii waa cadaatay somalibeen abuur maxay hadana sheegi doonaan. mise waxayleeyihiin gaalo lalama kulmi karo

  4. sheekha says:

    ascwww

    somalitalk waaad mahad san tihiin ,, waa yaaabe shirkii la lahaa waa sir oo muslim baa lagu shirqoolayay ma kanuu ahaaa !!! subxaana allaah .

    ilaahoow hana ceebayn .

  5. allahu akbar, allahu akbar allah akbar runtii baa cadaatey walalaha somalitalk aad baa umahadsantihiin sida aa muslimiinta ugu shaqeeseen laakiin waxaa layaabanahey kuwii beenta faafiyey intee ceeb lagalayaan ,, waxey sheegi jireen waxaa umaleyn jireyn run laakiin maanta wax cadatay runti,…Takbiir,..masajidka abuubakar kor!!!!! waligiisa.

  6. geedi says:

    waad mahad san tihiin somalitalk waana loo baahnaa arintaan dadbadan oo awal warka aad qortaan qaadan jiray ama dhihi jiray waxaa qoray somalitalk ayaa hadana dhihi doona waxba kama jira oo fogaan doona wada wixiii xun hala qabto mideeda kale been waxay leedahay hal lug hadii laqabtana meel magaarto waxay noo soo sawireen intay rabeen bas markaasay dhaheen waa shir qar soodi ah ilaahow hana ceebeen waxbadana way soo socdaan

  7. Mohamed says:

    Waa aad ku mahadsantihiin warbixinta aad nasiiseen in kastoo qaybta kale ee
    warbixinta aan sugeyno.

    waxaad noogu dartaan qaabka uu ku yimid Masjidka!
    Malooyeertey?. ma isagaa iska yimid,? aragtideena ayaan ka dhiibaneynaaye.

    Gudiga baraaruga waxaan xasuusinayaa kaniisadii keentey tumey ahayd .waxaan gaalo nacayb ma ahane waa shaqo cusub oo bilaabatey ee yaaloo shaqeeyaa maa la iscadeeyo.ninka afka alshaab ku hadlaya oo Minneapolis jooga oo sooxiraya madaxdii alshabaab waa aan kacabsaney.
    ama waa shaqaale dad masaakiin ah Godkuridaya ,ama waa doqomo aan ogeyn waxa ay sameeynayaan oo naftooda haligaya
    waryaaya isdaba qabta waa aad dheereyneysaane..

  8. Abdirahman says:

    SC.

    Walaalayaal waad mahadsan tihiin hadaa tihiin bahda somalitalk sida wanaagsan ee aad markasta arimaha somaliya guud ahaan khuseeya u soo bandhigtaan laakiin,arintan marka laga reebo soo bandhigideeda waxaan aaminsanahay in asan arinta laysku hayay aysan ahayn waxa ninka muqdisho cunay uu noo sheegayo ee ay ahayd maxaaba keenay oo ka khuseeya masaajidkan ku yaalla badhtamaha maraykanka! ee aysan xitaa iman kuwa gobolkan laga doorto.
    Hadii ay jiraan kuwo isaga marti qaaday oo xidhiidh la leh maxaa masaajidka ka dhigay meesha kulanka may makhaayadaha la aadaan oo waxay u sheegayaan u sheegaan.masaajidka waxaan u gadanay in anaga iyo caruurtanadu aan ka dhiganno goob badbaado ee maanaan u gadan in caruurtanada lookeeno kii dadkoodii cunay ee aan isla ognahay wixii uu muqdhisho ka sameeyay.
    Wuxuu yidhi waxba nagama galin ee kuwa la shaqaysta ILeey iyo maraykankoow caruurta hanagana halaajinina adeer.

  9. Abdulmuhsin says:

    Assalama Aleykum
    Aad ayaan ugu mahadcelinayaa Somalitalk.com iney bilowday Silsiladda daah ka qaadidda wajiga beenaalayaasha, waqtigaan waa loo baahnaa
    kulankaan qarsoodi ma ahayn sida aad aragtaan in saxaafadda caalamiga ah qaarkeed joogay, qarsoodidu waa sida beenaaleyaashu u muujinayaan,
    safiirkaani soomaalida magaalada oo dhan ayuu la kulmay, moolasha ayuu ku wareegay, markii uu arkey miisaanka masaajidda iyo imamyada ayuuna codsaday inuu la kulmo, cidkasta oo danayneysa ayaa maalintaas ka soo qayb gashay.
    sifiican halloo muujiyo beenaaleyaasha ku soo duulay diinta, masaajidda iyo culimada.

  10. cali says:

    wallee nimankii beenta waday waa lasoo qabtay umadana fasahaadka ku waday ilaahay waxan ka baryayaa fitnoolayaasha inuu ka qabto umada