Home » Warar »

Khudbaddii Dr. Faroole ka jeediyey sannad guuradii labaad ee doorashadiisii

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole oo khudbad dheer ka jeediyey sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtey doorashadiisii ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin burcad badeedda, abaaraha, ammaanka, xiriirka Puntland iyo Dawladda Federaalka kumeelgaarka, heshiiska shirkadaha iyo arrimo badan oo kale.

Khudbadda Dr Faroole ka dhegeyso Halkan

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/drfaroole_2.mp3]

Dr. C/raxmaan Faroole waxaa madaxweynaha Puntland loo doortay Janaayo 8, 2009.

Tixraac: Doorashadii 2009: http://www.somalitalk.com/2009/jan/puntland.html

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

7 Jawaabood " Khudbaddii Dr. Faroole ka jeediyey sannad guuradii labaad ee doorashadiisii "

  1. maxamed says:

    madaxweynuhu waa uu qabtay waxyalo badan oo la taban karo sida arimaha bulshada cafimadka waxbarsha iyo dhaqalaha oo uu aad wax badan uga qabatay DR.farole waa madaxweynihii u horeyay oo punland yelaya oo isbadal la taban karo laguna fani karo wax ka qabtay laki dhinaca amanka ayusan farole wax ka qaban tasi oo ku tusaysa waxaa wali maqan gobo dhan oo ah sool oo waliba ah kuu oo dorashad ku soo galay oo ilaa hada ku jira gacanta cadowga puntland

  2. CABDIQANI says:

    DR FAROOLLE WAA NIN DADALAAYA ILLAHAY WIXII DADKA IYO DALKA SOOMALIYEED DAANI UGU JIRTO HA KU HANUUNIIYO AAKHIIRO IYO ADDUUNKOODDABA. LAAKIIN ODAYGA WAXA LA MOODAA IN U AADD IYO AADD UGA SOO HORJEEDDO DAWLADDA DHEXE LUGTANA U JIDAAYO LAGA SOO BILABBO MARKII C/LLAHI YUSUF IS CASIILAAY ARINTAAS OO U MUQAATA WEEJI QABIIIL.

    DHINACA KALE WAAD MODAA IN U BERYAHAN DANBE RAABO GOONI U GOOSI DADBAAN WALAW AANU CARABKA KU DHUFAANIN SIDA SOMALILAND.
    SI KASTABA HA AHAATO EE WAXAYNU EEGNA SANADAHA SOO SOCDA MEESHA WAX MARAAN CIDII NOLAATTA .

  3. ali says:

    Runsheeg Lascaano iyada ayaa is haysata cidkale dibada ugama aysan soo duulin . Madaxwaynaha aad ayuu ula socdaa arinta Lascaano .

  4. guleed says:

    faroole waxa uu ka had;layaa horumarka puntland laakiin waxaa horumar gaartay garoowe.macnihu waxa weeye puntland waa garoowe…… gobaladii kale meeye sida sool sanaag . mida labaad nin dhulkii uu xukumay lahaystaa maxuu uga hadlayaahorumar..laascaanood meeday???????
    guuleed ,,,,,

  5. run sheeg says:

    dowlada dhexe uun ayuu afka ku hayaan hadad aragtid laascaanood afkisa kuma so hadal qado miyey ka samray micnaha oo puntland kama mid aha

  6. ali says:

    Puntland Guulaysta horay u socda .
    Mucaarad iyo muxaafidba ogaada mudnaanta kowaad in la siiyo qadiyada Puntland .

  7. XAQ-DHOOR says:

    Ilaahay ha xafido Madaxweyne Faroole, waayo wuu dadaalayaa si uu ugu qabto reer Puntland iyo Soomaaliweyn guu dahaan.
    Waxaan ilaahay ka baryayaa inuu cadowga ka qabto Puntland iyo Somali weyn oo dhan, islamarkaana nabad
    Hlkaa hawsha ka Mudne Madaxweyne