Xarunta Abuubakar As-Saddique ee Minneapolis ayaa habeenkii Sabtida December 11,2010 soo xirtay Sh. Maxamed Idris oo jooga Nairobi. Muxaadaro ka hadlaysa Sifaatka dadka hawadooda raaca, kadib markuu ku dhacay xanuunka Shubhada ee Quluubta ku dhaca. Dadkaas waa dadka ahlusuhanaha khilaafa ama waa kuwa loo yaqaan firqooyinka dhunsan. Sh. Maxamed Idris oo Muxaadaro aad u dheer jeediyey ayaa muxaadaradiisa ay qodobaysnayd wuxuuna Shiikhu xusay 12 qodob oo dadka Sunaha khilaafay lagu garto. Muxaadarada kadib ayaa Sh. Maxamed Idris ka jaawabay su’aalo Sh. Maxamed la waydiiyey. Muxaadaro qiima badan weeyaan, waxaan idiin dardaarmaynaa inaad ka faa’iidaysataan.
Halkaan ka dhagayso muxaadarada
aaic@abuubakar.org
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.