iyo Shir ay isugu yimaadeen Ururada Bulshada rayidka Somaliland iyo Puntland oo ka socda Hotel Kempinski ee Jabuuti –
Waraysi Wasiirka Caafimaadka DFKMG….
Shir looga hadlayo Istratijiyada Nafaqeynta Somaaliya 2011 – 2013 oo ay si wada jir ah iska kaashadeen Urur Goboleedka IGAD iyo Hay’adda WFP, islamarkaana ay ka soo qayb galeen xubno uu horkacayo Wasiirka Caafimaadka DFKMG Dr. Aadan Xaaji Ibraahim iyo Wasiirka Caafimaadka dowlad Goboleedka Putland Dr Ali Abdullahi Warsame ayaa lagu soo gebagabeeyey 14/12/2010.
Shirkan oo socdey muddo laba maalmood ayaa waxaa ka soo baxay bayaan ay si gooni gooni u sixiixeen laba mas’uul, islamarkaana 6 qodob, waxayna bayaankooda ku sheegeen in ay ka go’an tahay ka miro dhalinta, wax ka qabashada Nafaqoderida haysata shacabka Soomaaliyeed. (Bayaanka hoos ka akhri)
Markii la soo gebagabeeyey shirka ayaa waxaan wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya la yeeshey Wasiirka Caafimaadka DFKMG Dr. Aadan Xaaji Ibraahim.
Dhegeyso ee waraysiga Qaybta 1aad
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/draadan1.mp3]
Bayaanka oo dhameystiran halkan hoose ka eeg
……
Bayaan ee soo saareen wasiirdaha Cafimaadka ee Somalia oo ku wajahan istratijiyada Nafaqeynta Somaaliya
2011 – 2013
a. Kadib markaan garaney in nafaqeynta ay tahay aasaaska cafimaadka iyo wax soo saarka bulshada;
b. Kadib markaan aragnay in Somalia ay saameeysay nafaqo dari ba’an oo qoto dheer tobankii sanno oo la soo dhaafay, taas oo wax yeeleeysay horumarkii dhaqaalaha ee hab wanaaga ummada Soomaaliyeed;
c. Ka dib marka aan fahamnay xoogaga kala duwan ee ku hawlan nafaqyenta, iyo dowrkooda kala duwan iyo muhimada ay ku leeyihiin horumarinta tayada adeegyada nafaqeeynta Soomaaliya;
d. Kadib marki aan garwaaqsanay bahiida weyn ee loo qabo istratijiyad mideysan ee lagaga hortagi karo nafaqa darida ka jirta wadanka Soomaaliya;
e. Haddii aan nahay hogaanka wasaaradaha caafimadka ee Somaliya,waxaan si cad u qeexeeynaa in aan hormuud ka nahay la dagaalanka nafaqa darida;
f. Waxaa naga go’an ah in aan isu keeno cid walba oo ku hawlan ka mira dhalinta hadafka guud oo ah: Talabixinta, hagaajinta, horumarinta iyo meelmarinta loo adeegsanayo kobcinta xaalada nafaqada Soomaaliya.
Anagoo ah wasiirada caafimaadka ee somaaliya waxaan ansaxineeyna oo taagyeerenaa istratejiyada nafaqeynta ee Soomaliya 2011-2013
Djibouti, 14th December 2010
Wasiirka caafimdka dowlada federaalka ee Somaliyeed
Mudane Dr Adan Hagi Ibrahim
Wasiirka caafimdka ee dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya
Mudane Dr Ali Abdullahi Warsame
Labada wasiir ee caafimaadka: DFKMG /DGPL
Wasiirka Caafimaadka Putland
Sawir Guud: ka qaybgalayaasha Shirka Nafaqo darrida ee lagu qabtey Kempiniski
Dr. Aadan iyo xubin WFP oo kala qaadanaya qoraalkii ay kala sixiixdeen
***
Shirka Ururada Bulshada rayidka Somaliland iyo Puntland ee ka socda Jabuuti
Dhanka kale, Shir ay isugu yimaadeen Ururada Bulshada rayidka Somaliland iyo Puntland ayaa maalintii Afraad ka socda Hoteel Kempinski ee caasimada dalka Jabuuti, shirkan ayaa intii uu socdey waxaa laga soo saarey Warsaxaafadeed.
Maxamed Macallin Cismaan (All-man) jabuuti.
……….
Statement of the Health Authorities of Somalia
On the Somali Nutrition Strategy 2011-2013
a) Recognising that good nutrition is the foundation for a healthy and productive life;
b) Recognising that Somalia has suffered alarming levels of acute and chronic malnutrition for the past decades, which have impeded the economic development and well-being of the Somali population;
c) Recognising the diversity of actors, their respective role, and their usefulness in improving the quality and the availability of nutrition services in Somalia;
d) Realising the need for a unified and coherent strategy to tackle malnutrition in Somalia;
e) Reaffirming our leadership in spearheading the fight against malnutrition;
f) Committing ourselves to bring all stakeholders to work towards achieving a common goal: To contribute to the improved survival and development of Somali people through enhanced nutritional status
We, the Health authorities of Somalia, endorse the Somali Nutrition Strategy 2011-2013
Djibouti, 14 December 2010
H.E. Hon. Dr. Adan Hagi Ibrahim, Minister of Health of the Transitional Government of Somalia
H.E. Hon. Dr Ali Abdullahi Warsame, Minister of Health of the Puntland State of Somalia
…………..
Warsaxaafadeedkii Ururada Bulshada SL/PL oo Ingiriisi ah:
FOR IMMEDIATE RELEASE
SOMALILAND AND PUNTLAND’S COOPERATION TO BE STRENGHENED.
Djibouti, December 13, 2010: Academicians and peace activists from Puntland and Somaliland met here today to draw a road map for cooperation and collaboration between the two and in the process pave the way for socio-economic development and lasting security for both.
Sponsored by Inter-Governmental authority on Development (IGAD) office of the Facilitator for Somalia peace and national reconciliation, and facilitated by the Horn Economic and Social Policy Institute (HESPI), the five-day Consultative Meeting is the first of its kind since the implosion of Somalia in 1991.
“Both Somaliland and Puntland and their people should be encouraged to establish a forum to openly discuss common issues and resolve any disputes”, said H.E Kipruto Arap Kirwa the Facilitator for Somalia peace and national reconciliation. He added that by strengthening and supporting this states in terms of socio-economic development as part of a larger approach to ensure stability in Somalia as whole is an imperative that cannot be ignored.
Ali Issa Abdi, Managing Director of HESPI, observed: “By any measure of the Millennium Development Goals and human development indices, Somalis are some of the most disadvantaged human beings as their basic education, health, water and sanitation needs remain only a pipe-dream”.
The meeting will underscore the following sign-posts in the roadmap:
- In education the meeting will design a formula for a unified education system that caters for a common curriculum, students and education professionals exchange programs, and teachers’ training;
- Environmental degradation has taken its toll on forest and water resources of both Puntland and Somaliland. It needs to be tackled in earnest. In the same way Puntland and Somaliland fishing resources are well underway to extinction in the absence of protection from foreign fleets. They ignore depletion of this most important resource at their peril;
- Puntland and Somaliland need to address common external threats the chief of which is Al Shabaab. They will also have to revisit their age-old traditions to contain internal territorial disputes. Traditional Somali peace-making is an unbroken track-record of success;
- Puntland and Somaliland do themselves no favor hurling mutual accusations in the media. A policy of encouraging give and take in programming media output would help to encourage mutual respect and understanding;
- Trade facilitation and the movement of people and goods across Puntland and Somaliland would not only break psychological barriers but would benefit the living standards of both;
- Also in the interest of national and international trade Puntland and Somaliland should contain the rampant piracy along their shores and beyond.
The roadmap, once adopted by the Consultative Meeting will have to be embraced by the people of Puntland and Somaliland and submitted for the approval of their respective authorities
- FG: Qoraalka IGAD kuma aysan soo saarin AfSoomaali, waxay ku soo qoreen English sida kor ka muuqata.
asc waan ku farax sanahaya shirkaan madaab uu ka hadalayo nafaqada soomaliya mida kale waxan hanbalyo u diraa puntland and soomaliland waxan leeyahay halkaas ka sii wada horu marka mida kale koonfur waxan leeyahay ku deyda walalaah kale pun iyo sland
Anigu waxaan la yaabanahay is dhex yaaca Dawlad kaliya oo dhawr wasiir caafimaad ay matalayaan oo shir ka wada qayb galaaya Cajiib, waxaa halkaa ka muuqda in lasii kala socdo oo qabiil walba uu samaystay Wasiiro u gaar ah. Markaa waxaa is waydiin mudan yay dani ugu jirtaa in qabiilwalba oo somali ah inuu dawlad noqdo iyadoo Afrika ay maanta raadinayso inay ku midawdo dawlad qura.