Home » Warar »

Waraysi: Prof. Afrax, Gudoomiyaha Naadiga PEN ee Qalinleyda… Q.2aad

iyo Hal–abuurka Soomaliyeed oo Wareysi Dheer oo Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya Siiyey SomaliTalk

Gudoomiyaha Naadiga Pen ee Qalinleyda iyo Hal –abuurka Soomaliyeed, Qoraa sare Prof Maxamed Daahir Afrax, islamarkaana ah aas aasihii naadiga PEN oo aan kula kulmey Xafiiska Wargeys xiliyeedka dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed ee uu tifatiraha ka yahay, ayaa ka hadlay mudadii uu xilka Naadiga PEN hayey waxyaabihii u qabsoomey iyo caqabadaha la soo gudboonaadey.

Qoraa sare Maxamed Daahir Afrax waxaa kale uu Somalitalk u sheegey in shir socon doona seddax 3-maalmood, islamarkaana looga hadlayo doorashada gudoomiyaha cusub ee Naadiga PEN, Carwo Buugeed, badbaadinta Afka Hooyo iyo dhaqanka, lagu qabandoono Guriga Ummadda ee Caasimadda dalka Jabuuti 09/12/2010.

Wareysiga Prof, Maxamed Daahir Afrax hoos ka dhegeyso:

Qaybta 1aad

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/afrax1.mp3]

Qaybta 2aad

[audio:http://somalitalkradio.com/cod/afarx2.mp3]

La soco qaybaha kale oo waraysiga oo ka kooban dhawr qaybood.

Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti. fatxumaalik@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Waraysi: Prof. Afrax, Gudoomiyaha Naadiga PEN ee Qalinleyda… Q.2aad "

  1. Prof. Warlord ah, Oday dhaqameed warlord ah iyo qabqable warlord ah ayaa wadankii qaribay!! Meel degaal ka socdo oo cadaw shisheeye ku soo duulay, waxa kaliya oo lagu xalin karaa waa degaal cadwga lagala hor tago. Anigu koley ma qabo nin London coffee ku cabaya oo pc soo horfaristay, waxa uu xar-xariiqay in ay somaliya macano u smaynayso….mise anigaan filmka la socone waa koox dhabar jabin ah, oo gumysiga u adeegaya kuwaan meelaha ka qayliya een aqoon yahanada sheegta-à hadaan heesi aqaan waxaan qaadi lahaa hees la yiraado—aqooneey xaal qaado!

    Wabilaahi towfiiq
    Cigaal shidaad