Home » Warar »

Warbixin: Dhismaha masjidka Tawfiiq ee Oslo Norway

Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu.

Allah s.w. ayaa mahad dhammaanteed iskaleh.

Walaalayaal waxaa dhawaan si rasmi ah u bilaabmay taariikhdu markay aheyd 18.10.2010. Masjidka Tawfiiq Islamic Center Oslo Norway Wuxuuna ku dhamaanayaa Muddo Sannad ah oo ku aaddan 30.09.2011.Wuxuuna ka kooban tahay;

  • Basement (underground) iyo shan dabaq oo sare oo isugu jira ;
  • Fasalo.
  • Qaacooyinka salaadda (ragga iyo dumarka) .
  • Xafiisyo.
  • Maktabadda kutubta lagu gado.
  • Maktabadda Wax lagu akhristo.
  • Maqaayad.

Waxaa walaalada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan kuwa ku nool Europe ama Scandinavian-ka inay ka qeybqaataan dhismaha masjidka Tawfiiq, waayo waa sadaqo jaariya , waa camal aan kaa go’aynin oo kuu socda adigoo nool iyo haddii aad dhimataba (adigoo qabri ku jiraba) , waxaad kaloo wax ugu dari kartaa waalidkaa haddii uu noolayahay iyo haddii uu dhintayba. markaa walaalayaal waa fursad qaali ah ee halaga faa’iideysto oo ilaahay aktiisa wax hala dhito,( waa kii xadiithku ahaa Naarta wax iska xijiya Timir jeexeedna ha noqotee) Ogoow maalkaga waxaad ku leedahay intaad hormarsato, Markaa koontada aakhiro wax halugu shubto insha allah.
Jazaakumullaahu kheyran.

Halkan ka daawo sawirada dhismaha Masjidka

Waxaad nagalasoo xiriiri kartaan;

Konto nr: 5082 0707 696

info.tawfiiq@gmail.com

Tel: 47 22 19 25 99
Fax: 47 22 19 84 97

Guddiga Dhismaha Tawfiiq;
Sh Aden Macow: 47 48 05 70 48
Fuaad Jama Roble: 47 95 92 92 62
Moh’d Nur Ahmed: 47 48 20 10 92
Moh’d Dhaqane : 47 97 95 27 81

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Warbixin: Dhismaha masjidka Tawfiiq ee Oslo Norway "

  1. asc.walaalayaal waad mahadsan ilaah ajar hainka siiyo anana waan idintaageeri insha,alaah