Home » Faallo, Warar »

Hooyooyinku Carruurta Laba Sano Ha Nuujiyeen

Kitaabkeena Quraanka ah ma aha kitaab saynis ah oo ay ku qoran yihiin aragtiyo saynis ah sida (Newton theory ama Einstein Relativity) Balse waxa weeye kitaab uu Allaah u soo dejiyey in lagu hannuusho Bani’aadamka oo looga saaro mugdiyada Jaahiliinta loona saaro Iftiinka Islaamka sida uu Allaah quraankiisa ku yiri:
(waa kitaab aan u soo dejinay si aad dadka kaga saarto mugdiyada oo aad u saarto nuurka…). 14:1

Qoraalka oo Dhamaystiran ka akhri HALKAN….

Qoraalkan Waxaa sannadkii 2001 qoray Sheikh Saahid… AKHRI

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.