Home » Announcements, Warar »

Magacyada Dadkii ku geeriyoodey Diyaaradii ku Burburtay Pakistan, oo ay ku jiraan Soomaali

ISLAMABAD: Qofna kama badbaadi diyaaradii Airblue ee ku dhacday buuraha Margalla Hills ee Islamabad Arbacadii July 28, 2010, sidaas waxaa yiri wasiirka Arrimaha gudaha Pakistan Rehman Malik.

Diyaarada Dhacday waxaa saarnaa 152 qof, magacyadooda hoos ku qoran yihiin (oo uu ku jiro ugu yaraan hal qof oo Soomaali ah). Dadkaas saarnaa diyaarada Airbus A321 waxay isugu jireen 146 rakaab ah iyo 6 shaqaalahii diyaarada ah. Dadka rakaab ka ahi waxay ahaayeen: 110 rag ah 29 dumar ah, 7 carruur ah. Dadkaas rakaabka ahaa ee geeriyoodey waxaa ka mid ahaa Bashiir Barre Samatar oo ahaa Ganacsade Soomaaliyeed.

“Ma jirto cid ka badbaadey. Waxaan rumaysanahay in dhammaan dadkii saarnaa ay dhinteen. Waxaan ku hawl jirnaa in aan meydka dadka dhintay ka soo saarno burburka diyaarada,” sidaas waxaa yiri Imtiaz Elahi oo ah madaxda Islamabad’s Capital Development Authority sida uu u sheegay Reuters.

Boolisku waxay sheegeen in ilaa hadda ay burburka diyaaradda ka soo saaraan meydka 100 qof. welina waxaa lagu hawl jiraa in meydadka kale laga soo saaro burburka diyaaradda.War dambe oo soo baxay ayaa sheegay in wasiirka warfaafinta Qamar Zaman Kaira laga soo xigtey in cisbtaalka la geeyey meydka 115 qof.

Wararka Pakistan waxay sheegeen in diyaaradu oo isu deyeysay in ay soo caga dhigato garoonka Islambad xilli roob xooggani da’aayey.

……….

TACSI:

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJACUUN

Waxaan halkaan Taci uga dirayaa dahamaan qoyskii ,eheladii, iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Ganacsade Marxuum Bashiiir Barre XaaJi Samantar oo Ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka pakistaan magaalada. Waxaan gaar ahaan u tacsiyaynayaa reer Haaji Samantar.

Waxaana leeyahay janadii Allaha ka waraabiyo anagana samir iyo imaan haynaka siiyo.

Aamiin Amiin
Asli Ahmed Mohamoud
PLISS Program Manager
CARE International In Somalia/S.Sudan
Puntland – Garowe sub Office
P.O. Box 2039,KNH, Nairobi.
Tel: 00-252- (5) 794007
………….

Magacyada Rakaabkii diyaaradda hoos ka akhri

FG. Note: Saddexdan qof SYEED SHAAN-E-HUSSAIN NAQVI, KHIZER PERVAIZ iyo SHAMAS US REHMAN ALVI waxay ku jireen liiska rakaabka (passengerka) laakiin diyaarada ma aysan raacin.

  1. PYAR ALI
  2. IMTIAZ ALI KURD
  3. PREM CHAND
  4. HASSAN JAVED KHAN
  5. SYED ARSALAN AHMED
  6. MOHD. TUFAIL
  7. ABDUL REHMAN
  8. MOHD. FAISAL RASHEED
  9. MOHD. OVAIS
  10. HUSSAIN ALAM
  11. GHULAM ABBAS
  12. NAVEED ILYAS
  13. MOHD. ALI MUGHAL
  14. MOHD AFTAB
  15. SHIREEN LODHI
  16. MOHD. NAWAB HASSAN
  17. ASIM ARAIN
  18. ALI SHERAZI
  19. MOHD. BASHIR
  20. ZAHID HABIBI
  21. DR.MIRKO CVJFTICANIN
  22. ASIA BEGUM
  23. MOHD. UMAIR KHAN
  24. HAJI REHMAT GUL
  25. MOHD. SAQIB RAFIQ SHAIKH
  26. MISHA DAWOOD
  27. ALI ASGHAR RAJAB ALI
  28. RASHIDA TYEB KHAN
  29. MURTAZA TYED KHAN
  30. MALIK MOHD. YOUSUF
  31. NABEEL LUTFI
  32. MANZOOR NASIR
  33. SALEEM AHMED
  34. ROSIE AHMED
  35. SALAUDDIN SYED
  36. HAMID JAVED
  37. MOHD. YOUSUF
  38. ATA RAJA
  39. SALMAN KHAN BIJRANI
  40. MEHRAN KHAN BIJRANI
  41. ANWAR BIBI
  42. GULZAR BIBI
  43. TARIQ SUBHAN
  44. ABDUL GHAFFAR
  45. IRFAN IRFAN
  46. MOHD. SULTAN
  47. MOHD. YASEEN
  48. GAYABA KHAN
  49. MANZOOR AHMED
  50. MASOOD SALAM
  51. SYED AZAM
  52. OJAM KHAN
  53. JANNAT GUL
  54. ZAINTUN BIBI
  55. WAHEED UR REHMAN
  56. MOHD. FEROZE
  57. DR. SURESH
  58. MOHD. ASAD
  59. AMIR SIDDIQUI
  60. MONA DHONKI
  61. MEHLEE DHONKI
  62. AMIR DHONKI
  63. AFSHAN DHONKI
  64. MASOOD KAYANI
  65. ZAFAR SALEEM
  66. ABDUL GHANI
  67. ADNAN QAYOOM
  68. ABBAS HAIDER
  69. OSAMA GHAFOOR
  70. MOHD. ZAMEEN
  71. ANDALEEB JUNAID
  72. ABDUL RAHEEM
  73. MOHD. ZAID RAUF
  74. ANWAR BEGUM
  75. NUSRAT BEGUM
  76. ALI SHAH
  77. KAMRAN SHAH
  78. ABDUL QAYUM
  79. MAQSOOD AHMED
  80. ABDUL GHAFFAR
  81. MOHD. IQBAL
  82. KHAN ZAMAN
  83. A M NASIR
  84. SYEDA RABAB ZEHRA NAQVI
  85. OVAIS BIN LAIQ
  86. BILAL JAMAEE
  87. SYED ASHIQ HUSSAIN SHAH
  88. SAMATAR BASHIR (Bashiir Barre Samatar)
  89. AMER KHATTAQ
  90. HASSAN NASEEM
  91. ATIF RASHEED
  92. KANEZE AKHTHAR
  93. SHAMSUL HAQ
  94. KHADIM HUSSAIN REHMAT KHAN
  95. MIRZA TAHIR BAIG
  96. MOHD IRFAN
  97. MALIK GHULAM HUSSAIN
  98. JAVERIA FARAZ
  99. MOHD AJMAL KHAN
  100. SIKANDER HAYAT AWAN
  101. MUBASHIR SHAHID
  102. TARIQ SHAHID
  103. MR. KAMRAN
  104. MR. SALEEM
  105. JAVAID IQBAL
  106. PERVEZ AKHTHAR
  107. RAHEEM KHAN RAJPUT
  108. IKHLAAS KHAN
  109. ASWAH GUL
  110. ANSAR ABBAS
  111. ATHAR IFTIKHAR
  112. HAJI GUL MEHBOOB
  113. FAROOQ KHAN
  114. SYED JAWAD ALI
  115. AYESHA AMIR
  116. ALIZA AMIR
  117. ABU BAQR IZHAR
  118. SAPNA MUNAWAR
  119. FAROOQ NADEEM
  120. MOHD. ASIF
  121. HASSAN ADEEL
  122. ABID MEHMOOD
  123. MALIK MUHAMMAD AJMAL
  124. OWAIS KHAN
  125. ROMAISA KHAN
  126. MUHAMMAD SALEEM
  127. MUJAHID REHMAN
  128. AESAR ALI
  129. TASLEEM KAUSAR
  130. MUHAMMAD IBRAHIM
  131. GHULAM RASOOL
  132. MRS SHAHEEN
  133. MRS SABIRA
  134. MRS GULSHAD
  135. MR RAWAHA
  136. JEHANGIR KHAN
  137. ALI AKBER
  138. MUHAMMAD RAFIQUE
  139. SYED HAIDER ZULFIQAR SHAH
  140. MUHAMMAD SALEEM AKHTAR
  141. RIZWAN GHANI KHAN
  142. AMBER RIZWAN
  143. MUHAMMAD ZAWAR KHAN
  144. ARBAAZ KHAN
  145. MUSKAN RIZWAN
  146. FARID AHMED ALVI
  147. KIRAN ALVI
  148. MUHAMMAD KHALID
  149. ASIF SHEHZAD
  150. AYESHA ASIF
  151. SYED AINULLAH AGHA
  152. AFAZAL MASOOD
  153. SYED ATTAULLAH HASHMI
  154. WAHEED SHAIKH
  155. NAVAID CHAUDHRY

Isha: magacyada dadka diyaarada saarnaa waxaan ka soo xiganey Dawn News oo ka soo baxa Pakistan

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

9 Jawaabood " Magacyada Dadkii ku geeriyoodey Diyaaradii ku Burburtay Pakistan, oo ay ku jiraan Soomaali "

  1. saiyda says:

    alaha unaxariisto in dhimatey oo islaama gaar ahaan shilkii diyaarada

  2. Keyze says:

    Inaa LIlaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Rabbi NAxariistiisii Jano Haka Waraabiyo mArxuun BAshiir Samantar DHaman Eheladii Iyo Qaraabadii Uu KA Tagayna Samir IYo IImaan Allah Haka Siiyo .. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun..

  3. إنا لله وإنا إله راجعون.

    ilhaay hownariisto qoyskiisii iyo qarabadiisiina samir iyo iimaan ha siiyo

  4. inaa ilayhi wa inaa ilahi raajucuun
    walaahay waa wax laga naxo
    waxaan leeyahay ilaahay how naxariisto marxuum ka iyo intii kale
    ee muslim ahaydba
    waa wax aad looga naxo

  5. Innaa lillahi wa innaalillaahi raajucuun! Ma dhinte waa ilaah. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan ehelada iyo axsaabta dadkii shilkaas naxdinta leh ku geeriyooday gaar ahaanna ehelada dadka Soomaalyeed ee halkaas ku naf waayey. Ilaahay dhmmaanteen samir i iimaan ha inaga siiyo iyaga jannada ebe ha ka waraabiyo

    Abdi-Mahdi

  6. hassan says:

    marka hore waxaan u dirayaa tacsi ehelladi uu ka geeriyoodey marxuum Bashiir sabir iyo iiimaan ilaahey ha ka siiyo dadkii oo dhan oo ku dhinteyna iyagana Ilaahey ha uu naxariisto

  7. إنا لله وإنا إله راجعون
    Tacsi
    Waxaan Tacsi u dirayaa Dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Bashiir Bare Samatar ,Gaar ahaan Reer Bare Samtar ,Xaaskiisii iyo Caruurtiisii
    Allaah Samir iyo Imaan ha inaga Siiyo Dhamaanteen Isagana Janatul Firdowsa ha geliyo Aamiin Aamiin Aamiin
    ( Allaah wuxuu leeyahay wixii uu bixiyo iyo wixii uu qaato )
    .

  8. Mohamed says:

    ilahay ha u naxariistii. Ehelkodana samir iyo iimaan ilahay haka siiyo

  9. C/qaadir says:

    إنا لله وإنا إله راجعون.