Home » Warar »

Gabdhahii Isku Dhaganaa Oo La Keenay USA, Gobolka Minnesota

Laba gabdhood oo Soomaaliyeed (Aamina iyo Caasha) oo isku dhegan ayaa July 17, 2010 la keenay dalka Maraykanka, gaar ahaan Cisbitaalka Mayo CLinic ee ku yaal magaalada Rochester ee Gobolka Minnesota.. HALKAN KA DAAWO/VIDEO

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

5 Jawaabood " Gabdhahii Isku Dhaganaa Oo La Keenay USA, Gobolka Minnesota "

  1. Shugri says:

    walaahi aad ayaan uga naxay markii aan arkay dhibtaada haysata ubudkaasi yaryar,laakiin waxaan farxay markii aan arkay shaqsiyaad Soomaaliyeed oo u gurmaday oo u horeeyo Maaxaay, waxaan leeyahay Soomaaliyey sidaasi wanaaga ha loga shaqeeyo hana la is garab qabto ILLAAHAY ayaan na garab istagayeeeeeeeeeeee, hana loo gargaaro Gabdhahaasi yaryar ee maanta kaalmada u baahan inaga ayaa dhalnay waana nala dhasheeeen.

  2. Cabdalle says:

    Alle Qudaradiisa ayay ka mid tahay arintaas, Dadkaqaar ayaa u qaba Dheldheel, Waxay ka mid tahay Mucjisooyinkauu Alle dadkiisa ku cabsigalinayo.
    Allaha u gargaaro Caruurtaas Dhiban AMMIIN1

  3. S/c.Soomaaliyeey!!!!!!!! Labaatan sano ku dhawaad ayaa guud ahaan Soomaalidu meel kasta oo ay joogto laga soo tabinayay warar naxdin leh oo xanbaarsan dhiilo colaadeed dil, dhac, kufsi, xarig ,qixid iwm ah.Inkasta oo aan soo daahay hadana tani waxay ka mid tahay waxa saxaafadu ku tilmaanto wararka wanaagsan markii aan fiirsanayay arinta ku salaysan wax qabadka wanaagsan waxaa indhahayga soo dhaafay ilmo aan xajin waayay, waxaana ku fiirsaday meel aan ka shaqaynayay oo aan iminka qoraalkan ka sameeyay.Waxaan ahay suxifi Soomaaliyeed waxaan dhawr jeer oo hore warysi arimahan ku wajahan ka qaaday geesiga Soomaaliyeed Maaxay waxaana barnaamijyo horay uuga sameeyay wanaaga uu leeyahay iyo waliba shaqada culus ee uu hayo.Waxaad iswaydiisaan hadii aan haysan lahayn dhawr qof oo sida Maaxay isu xilqaanta sow wax wayn iskama badaleen siyaasadda sal dhigan wayday ee guud ahaan Soomaalida meelkasta oo ay ku sugantahay Hambalyo Guul ku dayasho mudan.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  4. tahir yare says:

    runtii arintaan waxaa la dhihi karaa waxay ka mid atahay mucjisooyinka uu ilaah nagu tusayo aduunkan ee aan ku tumanayno ee aan dhiiga ku daadineyno si xaq daro ah marka waxaad ogaataan inuu ilaah sidaana wax u nooleen karo dadka is mooday inay awood leeyihiinoow .
    tan labaad gabadha dhashay caruurtaa waxaan dhihi lahaa ilaah ha u tukato labo rakco uu shukri ah waayo waa nicmad ilaah siiyay .
    tan kale waxaa aniga ila fiicneed inay geeyaan wadanka sacuudiga oo ay ka codsadaan dowlada sacuudiga inay arintaan ku saacido waayo sacuudiga arimahaan oo kale waa ku dheereeyaa oo aad baa loo keenaa wayna ku guuleesteen inta badan taa waxaa sii dheer iney hooyada iyo aabaha dhalay caruurtaa ay siiyaan dhaqaale fiican amaba ay ka kafaalo qaadaan caruurtaa dhaqaalahooda .
    laakiin hadana waxaan leenahay ilaah ha u fududeeyo caailadaa
    aamiin

  5. cigaal cali says:

    mashaa alla way ku guuleesteen allah ha u fududeeyo qalniinka