Home » Warar »

Ogeysiis: Mutamarkii Seattle Washington oo la qaban doono June 4-6, 2010

MU,TAMARKII SANAWIGA AHAA EE AY SOO ABUUBULIJIREEN  MARKISKA ABUBAKAR EE GOBALKA WASHINGTON,MAGAALADA  SEATTLE,IYO GOLAHA IIMAMYADA EE WAQOYIGA MARAYKANKA.

                             WARGALIN..

Waxaa loogu hambelyeynayaa Dhammaan Muslimiinta degan Seattle iyo nawaaxigeeda in Abu-bakr islamic center uu marti galin doono Mu’tamarkii 9 aad ee sanad walba lagu qaban jiray gobalka washington gaar ahaan magaalada seattle.mu,tamarkaas oo ay wada diyaarinjireen golaha iimaamada w\America iyo masjidka abubakar ee seattle,WA. wuxuuna dhacayaa .jun 04-to 6 jun-2010.

         Title: الإيمان والحياة
  
    CULIMADA KA QAYBGALAYSO MAXAADARAADKA.
1- Sh Abdirahman Sh Omar.MN
2-Sh Mohammad Kariye.   ORG
3-Sh Osman Madad.         CANADA
4-Sh Abdullahi Abulfadli.    MN.
5-Sh Ahmed Noor Abdulqadir.WA
6-Sh Fazal Hassan.             WA
7-Sh Ali Garaad.
8-Sh Sayid Aswany.

 Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo xariira 206-214-0200.
 
 Madaxa dacwada ee masajidka abubakar iyo xafiiska golaha ee majliska imamyada. 1612-874-0665.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.