Home » Announcements »

Tacsi: Marxuum Cali Xaaji Saciid

Ina lilaahi Waa Inaleyhi rajacuun waxa maanta oo axad ah Taariikhduna tahay 15 May 2010 ku geeriyooday magaalada Bosaso Allaah ha u Naxariistii Janno ha ka warabiye Marxuum Cali Xaaji Saciid

Taariikh kobaan Xaaji Cali Xaaji Siciid

Hajji Calli Haaji Saciid Dhashay 1950 Waxa uu Ku dhashay Degmada Qandala ee Gobolka Bari, Waxa u aha Nin Ganacsade caan ah oo aad loga yaqano dhamaan degaanada Puntland gaar ahan Gobolka Bari , Sidoo kale Marxuum Cali Xaaji Said waxa u ka mid aha Odayaasha degaanada Puntland, Waxa u Ifka kaga tegay Marxuumku 9 Wiil Iyo 7 Gabdho ah Iyo 3 Xaas
 
1 Beeldaaje Farah Hajji Abdulahi Beeldaaje
2 Mudane Haaji Ibrahim Artan Ismail { Haaji Bakiin}
3 Dr Musa Gelle Yusuf { Faroole}
4 Dr Yusuf Mohamed Wacays {Dhedo }
5 Dr Yasiin Farah Artan
6 Abdishakur Mire Adan
7 Shaahdon Ali Yare
8 Dr Farah Cali Jamac
9 Abdi Ahmed Hajji Farah
10 Gen Mohamed Mohamud Abdi {Gen Gani }
11 Muse Hajji Abees
12 Fuad Mohamed Mohamud Abdi (Fuad Gani }
13 Mohamed Ahmed Artan
14 Mohamed Osman Abdi {tagane }
15 Ayuub Lanbo
16 Mire Artan Ismail
16 Isse Artan ismail
17 Eng Shire Hajji Farah
18 Nabadon Muse Hajji Farah
19 Cap Isse Hajji Farah
20 Bashir Ahmed Hajji Farah
21 Ahmed Hajji Farah
22 Ali Artan Ismail
23 Farah Dalmar Ismail
24 Habib Hajji Abdulahi Beldaje
25 Mohamud Hajii Abdulahi Beldaje
26 Abdisamad yusuf said ismail
27 Sharmake Farah Hassan {catosh }
28 Nabadon Abshir Yasiin Dalmar
29 Eng Ibrahim Shire Mohamed
30 Boqor Omar Ismail Sanweyne
31 Ahmed Hajji Ibrahim Artan { Ahmed Hajji Bakiin }
32 Mohamed abdirahman hassan (shiishka)
 
Dadkaan oo kala joga Usa, Dubai, Kenya, Tanzania, Uganda, Oman Iyo weliba Puntland Waxay tacsi uu dirayan Qoski iyo Eheladi Uu kaa geriyoday alla haw naxariste Marxum cali Xaaji saciid waxan leenahay illaahay samir iyo imaan haynaga siiyo Walaalaken isagana janadi fardawsa illaahay haka warabiyo Amiin Amiin Amiin

La xiriir
buruuj hassan
deedama@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Tacsi: Marxuum Cali Xaaji Saciid "

  1. cumar says:

    ina lilah wa inaa ilay raajicuun
    marxuunka geeriyooday kuligeen waanaga tagay ee samir iyo iiman alle wayne ha inaga siiyo aamin