Home » Badda, Warar »

InnerCity Press: Qarammada Midooba oo si Aamusnaan ah u Aqbashay in Qorshaheedii ay ka lahayd xeebta Soomaaliya ay diideen Shacabka Soomaaliyeed

Heshiiskii Is-fahamka Badda ee UN-tu u Ololaynaysay oo UN-tu qirtay in la diidey….

Shabakada Innercity Press ayaa waxay qortay warbixin faahfaahsan oo ay cinwaan uga dhigtay “Ku saabsan Soomaaliya, UN-ta Gaabiska ah oo Qirtay diidmada Is-fahamkii MOU ee ay la gashay Kenya” Qoraalkaas ka akhri HALKAN… GUJI

AKHRI HALKAN… GUJI

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " InnerCity Press: Qarammada Midooba oo si Aamusnaan ah u Aqbashay in Qorshaheedii ay ka lahayd xeebta Soomaaliya ay diideen Shacabka Soomaaliyeed "

  1. qacqaac says:

    jaale yaal soomalitolk waa mahadsantihiin hawl iyo hantiwadaag guulaysta jaaleyaalow
    waxaad qabateen shaqo fiican maxaawacay waa dalkiinii waadadkiinii waa badiinii waad ku mahadsantihiin laakiin malahubaa warkan hada lashaacinayo mise waa khiyaano oo meesha wixii laga rabay waa kaga gaaray ama waxaa lagu dajinaya shacabka kacsan hawshiina wa socotaa
    wax walbo waa suurta gal waxaan leenahay dagaalka hala joojiyo dagaal wiil kuma dhasho ee wiil baa dhunto
    maxamed siyaad bare madaxwaynihii soomaliya

  2. sh.mousa says:

    Aniga oo ah Sh. mousa ookunool seattle ,wa usa mudo badan waxaan udirayaa bahweynta somalitalk madaxdeeda iyo shaqaalahedaba salaan iyo hambalyo wada socota sidii ay uga gilgisheen damicii guumeystaha madow iyo kan cadba geed dheer iyo mid gaabanba ay ufuuleen in ay boobaab xeebaha wadanka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa jubaland iygoo kafaa iideysanaya burburka iyo dagaalada ragaadiyay wadanka. somalitalk waxaan
    kusifeyn karaa in ay yihiin amaba ay ugaleen uada soomaaliyeed kaalintii ay ugaleen dhalinyaradii soomaaliyeed ee xoriyada usoo dagaalamay (S.Y.L)
    waxaana xusi doonta taariikhda hadii alaidmo . walaalayaal dadkiina soomaaliyeed cidna uma maqna ceelna uma qodna haka daalina hana kacaajisina dadaalkiina miraha udhalay umada soomaaliyeed.
    Somalitalk= S.Y.L
    Mahadsanidin .

  3. Anigoo ah Dhalinyarada masjidka Åbyhøj (Århus) oo kunool wadanka Denmark waxaan halkaan salaan & hanbalyo uga diraynaa Bahdada somaalitalk shaqadii wanaagsaneeyd ee ay u qabteen dadka soomaaliyeed dhulkii laga boobay ee ay u soo celiyeen, waxaad hanateen wadnaha & maskaxda dadka soomaaliyeed, shaqada wanaagsan ee aad u qabateen , haddii aad tahiin bahda soomaalitalk ,waadna ku mahadsan tahiin,Anaguna waan idin garabtaaganahay mar walba inshaallaah.waxaan magaalad Århus ee denmark ku soo dhawayn wariye ka socda soomaalitalk,halkaas oo aan ku gudoonsiinay bilad sharaf shahaado hadii aan nahay shacabka dagan magaalad Århus. Taasina waxay ku tusaysaa sida aan maqsuud idinkaga nahay shaqad aad noo qabateen. waxaan idin salaamaynaa salaan kal & laab ah. waad mahadsan tahiin From Abdishakur