Muâtamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamisk Senter
Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan kheyrka jecel ee ku dhaqan wadamada Yurub. Waxaa loogu bishaareynayaa in la qabanayo Muâtamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Guâga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq.
Muâtamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa 01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb gashaan Insha Allaah, sidoo kale walaalaha sharafta leh iyo dhamaan marti sharafta ka imaanaya dibadda magaalada Oslo waxaan ka codsaneynaa iney soo qaataan huâ gooda.
Shicaarka Muâtamarka: (Jidka Toosan ?????? ????????)
Goobta iyo gaadiidka la raaci karo:Fabrikken Arrangmenters As, Fabrikkhallen, MalmĂžgaten 2, GrunerlĂžkka Oslo.Bus. 30. iyo Trikk-ga 11, 13. Waxaa looga dagayaa âBirkulunâ Bus. 31. iyo Trikk-ga 17, Waxaa looga degayaa âSofienbergâ Bus 20, 21 waxaa looga degayaa âFagraheimgataâ
Culimada:
1) Sh Maxamed Cabdi Umal Kenya
2) Sh Cabdiraxmaan Sheekh Cumar America
3) Sh Dr. Cali Maxamed Saalax Norway
4) Sh Yuusuf Axmed Maxamed Sweden
5) Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil Somalia
6) Sh Maxamed Idiris Saudi Arabia
7) Sh Saciid Raage Canada
8) Dr. Axmed Daahir Aweys UK
9) Sh Cabdi Baasid Cabdisamad UK
NB: Meel walbood caalamka uga nooshahay waxaad si toos ah maqal iyo muuqaal kala socon kartaa muâtarmaka shabakadaha kala ah www.addacwah.com iyo www.tawfiiq.net Insha Allaah.
La Xiriir.
Xafiiska TIS. +47 22192599
Axmed Sheekh +47 90067683
Abshir Faras +47 45809618
Cabdifitaax +47 90848579
Iclaamka Internetka kala xiriir Cabdiqani (Sakiin) +47 4580 8768, Email: sakiin1@hotmail.com
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.