Home » Announcements »

Taageer: Masjid laga dhisayo Magaalada Gaalkacyo

Aslaamu Alaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

Walaalyaal waxaan rabanaa inaan usoo bandhigno walaalaha muslimiinta ah dhismaha masajidka salaaxudiin, hadii aan masaajidkaas kabixyo faafaahin waxaa ladhisay 1996

Halkan ka daawo sawirada Masjidka

Waxa uu ahaa masajidkii igu horeeyey ee dacwada kabilaabatay isga iyo dulqarnay

Walaalyaal mudo kabacdi masajidka dib uhabayn ayaa lagusameeyay taas oosabtay

Masjidka oo jameecadii musaliinta ahaa qaadi waayay iyo kulaylay iyo gaabni

Hadii aan sii wadno faalada masjidka masaajidka wax uu ku yaalaah bartamaha suuqa

Kasoo horjeedka iskoolka umada walaalyaal musalintii maanta waxaa dhacada salaadaha jameecaadka inay qaybtoo banaanka ku tukadaan marka waxan ku talinay

Inaan walaalha ubandigno meel walba ay joogaan masjidka dhul udhow majiro waawada gurayo filooyin ah oo masajidka ka dhaadheer masjidkana god ayuu ku jiraa markii walaalha masajidka maamulha iyo gudiga masajidka ay tashteen waxaa la iska afkartay

Indabaq lasooro intaas warbixintii masjidka

Walaalayaal waxa maatay igu qayr badan in aad waxaaga kubixisid masjidka ama waalidkaa uga dhigtid sadaqato jaariyo ah walaalaha muslimiinta ah waxaan farayaa meelwalba ay joogaan dalka iyo dibada waxaan mashruuc qeyri ah in aya kaqayb qataan

Walaalayaal dhamaantii waaxaad ogtihiin Rasuulkii (NNK) In uu yiri qofkii masjid dhisa Ilaahay guri ayuu janada ugu dhisaa .

Hada waxaan soo gudbinaynaa maamulka masjidka iyo gudiga masjidka meesha lagala xiriirayo

Maamulaha : masaajidka salaaxudiin sh.Ismaaciil Khalif Mire Tell:771427

Gudiga Masjidka : Burhaan Mohamoud Gurey Tell:795363

Gudiga Masjidka: Ibraahim Mohamoud Osman (Ibrahim Abow) Tell: 708300

Gudiga Masjidka: Bilaal Caad Godo Godo Tell: 749052

Halkan ka daawo sawirada Masjidka

Waxaa soo tebiyey

Abdiweli Gooni
gooni@hotmail.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.