Home » Qoraallada Halkudhegga "galkacyo"
Tacsi: Jaaliyadda Ottawa, Canada iyo Geerida Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed
Waxaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ottawa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Madaxweyne Cabdulaahi Yusuf Axmed oo maanta lagu aasay Magaalada Gaalkacayo.
Waxaan kale oo aan tacsi taas la mid ah u diraynaa dhamaan ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto anagoo la wadaagaynga baroor diiqda ay u samaynayaan geeridii naxdinta lahayd eek u timid...
Salaad Jenaaso oo Axadii Muqdisho lagula Tukadey Madaxweynihii hore ee DFKMG Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.
Cabdulaahi Yuusuf oo lagu Aasey Magaaladda Gaalkacyo
Garoonka Gaalkacyo oo loogu Magacdarey Cabdulaahi Yuusuf Airport
Axadii Maarso 25, 2012 aroortii ayaa diyaarad siday Maydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed waxay soo kaca dhigatay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku sugayey mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda Federalka oo ugu horeeyey...
Machad cusub ee Hay’ada Tadamun oo lagu baran doono xanaanaada xoolaha ee magaalada Gaalkacyo oo la dhagax dhigay
Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta oo maanta dhagax dhigay Mashruuc lagu dhisayo Machad lagu baranayo Xanaanada Xoolaha iyo beeraha
(Daawo Sawirada)
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuc aad u weyn oo laga hirgelinayo Magaalada Gaalkacyo...
Heshiis Xabad joojin ah oo laga gaaray dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Waxaa maanta (Sabti Dec 11, 2010) kulan ballaaran isugu yimid dhinacyadii dhowaantan ku dagaalamay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, gaar ahaana beelaha maamulada Puntland iyo Galmudug, iyadoo kulankaasina ay goob joog ka ahaayeen Wefdi uu hogaaminayay Ra’iisal Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali oo ay xubno...
Wefdi Nabad raadis ah oo uu hor kacayo R.wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta Xukuumada oo maanta gaaray Gaalkacyo si diirana loogu soo dhoweeyay
Wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka DFKMG ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayna xubno ka yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdishakuur Sheekh Xasan, Wasiir ku-xigeeno, Xildhibaano, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xafiiska R/wasaaraha ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Halkan ka daawo...
Taageer: Masjid laga dhisayo Magaalada Gaalkacyo
Aslaamu Alaykum waraxmatulaahi wabarakaatu
Walaalyaal waxaan rabanaa inaan usoo bandhigno walaalaha muslimiinta ah dhismaha masajidka salaaxudiin, hadii aan masaajidkaas kabixyo faafaahin waxaa ladhisay 1996
Halkan ka daawo sawirada Masjidka
Waxa uu ahaa masajidkii igu horeeyey ee dacwada kabilaabatay isga iyo dulqarnay
Walaalyaal mudo kabacdi masajidka dib uhabayn ayaa lagusameeyay taas oosabtay
Masjidka...
Hay’adda Ospad oo weli wada siminaaradii ku saabsanaa wacyigelinta Cudurka Aids-ka
Hay’adda Ospad oo weli wada siminaaradii ku saabsanaa wacyigelinta Cudurka Aids-ka
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah (GUJI)
Waxaa deegaan ka Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar ku saabsan ka hortaga cudurka Aids-ka waxaana soo qaban qaabiyey Hayadda Osoad oo ah Hay’ad markasta u taagan in ay bulshada ka wacyigeliso Khatarta Cudurka Aids-ka waxayna...