Home » Badda, Warar »

Sheikh Shariif: Heshiiskii Badda Sida Baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa

  • (Heshiiskaas is-faham): baarlamaanka maadaama la dhex geeyey oo uu diidey ma rabno in baarlamaanka iyo xukuumadda dhexdooda uu buuq ka abuurmo, markaa  sida baarlamaanku u diidey ayuu noqonayaa

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Kumeelgaarka, Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafti uu hoggaaminayo  ayaa oo booqasho ku tegey dalka Ingriiska (Maarso 8, 2010) halkaas oo ay kula kulmeen Jaaliyadda Soomaalida

Sheikh Shariif waxaa waraysi la yeeshay idaacadda British Broadcasting Corporation oo weydiisey….. AKHRI WARKA OO DHAN… GUJI

Dhanka kale waxaa bishan Maarso 2010 horaanteedii waxaa Norway safar ku tegey xildhibaan ka tirsan DFKMG, Xildhibaan Cabdi Abshir, ayadoo wararka ka soo baxay safarkaas ay la xiriiraan heshiiskii is-fahamka ee dhex maray kenya iyo Soomaaliya oo ay Norway ku lug leedahay. Baarlamaanka DFKMG arrintaas weli war sugan kama soo saarin maadaama xubin baarlamaanka ka tirsan uu dalkaas booqday.

AKHRI WARKA OO DHAN… GUJI

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.