Home » Announcements »

Shaqo banaan (New Vacancies)

 Noor al bayan tahfiid quran kareem wuxuu doonayaa macalimiin rag iyo dumar isugu jira oo dhigi kara quraanka kareemka ah subax iyo galab labadaba.

Waxaan doonaynaa macalimiin khibrad fiican u leh dhigista iyo barida quraanka kareemka laguna aamini karo quraanka kareemka ah.

Maadooyinka in ay dhigaan la rabo waa sida tan:-

  • Quran / Tajwiid
  • Corista iyo akhriska luuqada Carabiga

Ardeyda wax ka dhignaysa machadka da’adoodu waa sida tan:-

  • 8  iyo wixii ka sareeya ( dadka waa weyn iyo caruurta) rag iyo dumar labadaba.

Sharuuda shaqada qofka dalbanaya waa sida tan:-

  • In uu khibrad ku filan u leeyahay maadooyinka aan kor ku soo sheegnay
  • In uu khibrad fiican u leeyahay macalinimada ama barista.

Haddii aad xiisayneysid shaqadaas waxaad soo dirtaa CVgaaga, waxaadna ku soo diri kartaa e-mailka iyo fax kor ku qoran. Dadka shaqada raba waa  in ay degan yihiin imaaraadka ama ay haystaan baasaboor loon gol yahay shaqo isku taga  imaaraadka carabta.

Managing Director

professor Hassan Ahmed Ali

noor al bayan quran kareem keeping centre

al margab,  alsharq street, sharjah,UAE

tel: 065241377 Fax: 065241378 Mob: 00971504909413 
Email: mattaan007@gmail.com, quraan39@eim.ae 

New Vacancies!!

noor al bayan quran kareem keeping CENTRE IS seeking to recruit male and female part/Full time TEACHERS.

We are currently looking for enthusiastic and committed teachers all across UAE and around world.

Teachers for the following subjects are being recruited now:

    · quran / tajweed
    · arabic language

The age group of students are as follows:

    · 8-OVER (CHILDREN and adult)

Applicants will be required to:

    · Experience in teaching the subjects mentioned above.
    · A good understanding of teaching?

Teachers are offered job positions every week, (your CV will remain safely on our data protected system).

To apply for the above position please send your C.V. with a covering letter to:

Managing Director

professor Hassan Ahmed Ali

noor al bayan quran kareem keeping centre

al margab,  alsharq street, sharjah,UAE

tel: 065241377 Fax: 065241378 Mob: 00971504909413 
Email: mattaan007@gmail.com, quraan39@eim.ae 

hassan@preston.ae

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.