Halkan waxaad si fudud uga heli kartaa waqtiyada la tukado Salaadda. Gaar ahaan magaalooyinka ku yaal daafaha Adduunka, sida Woqooyiga Ameerica (USA iyo Canada) iyo dalalka Yurub iyo bariga fog. Boggan waxaan ku soo koobnay dhawr magaalo oo ku yaal Sweden, Denmark, USA, Canada iyo UK, si fudud ayaadna markasta uga daalacan kartaa waqtiga Salaadda. Marka aad soo gashid bogga SomaliTalk.com eeg dhanka hoose ee cinwaanka JADWAL ama guji linkiga dhanka sare ee JADWAL si aad u soo booqatid boggan Jadwalka salaadaha, sidoo kale waxaan ku dari doonaa Magaalooyin kale oo Maraykan iyo Yurub ah.
Magaalooyinka kale ee Adduunka…. Halkan ka eeg linkiga jadwalka salaadaha
USA |
|
Minneapolis, MN (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) | Columbus, OH (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) |
Seattle, Washington (Qiblada: Inta u dhaxaysa Woqooyi iyo Woqooyi-Bari / N-NE) |
Gobolka Maine (Qiblada: Inta u dhaxaysa Woqooyi-Bari iyo Bari / NE – E) |
CANADA |
|
Toronto (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) | Ottawa (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) |
Edmonton (Qiblada: Inta u dhaxaysa Woqooyi iyo Woqooyi-Bari / N-NE) |
London Ontaril (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) |
YURUB |
|
UK: London, (Qiblada: Inta u dhaxaysa Bari iyo Koonfur-Bari / E-SE) |
Stockholm, Sweden (Qiblada: Koonfur-Bari / SE) |
Copenhagen, Denmark (Qiblada: Koonfur-Bari / SE) | Oslo, Norway (Qiblada: Koonfur-Bari / SE) |
Magaalooyinka kale ee Adduunka…. Halkan ka eeg linkiga jadwalka salaadaha
- Akhri: AHMIYADDA CIBAADADA SALAADDA
comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.