Home » Qoraallada Halkudhegga "Islam"

Gudashadii Xajaka oo guul ugu soo dhamaatay Muslimiinta

Oct 8, 2014
Dowlada Sucuudiga ayaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan. Dowlada Sucuudiga ayaa xil weyn iska saartay sidii loo yareyn lahaa khasaarooyinka ka dhasha ciriiriga xad dhaafka  ah ee ka jira Dawaafka Kacbada iyo Dhagax tuurka, waxaana dowaldu diyaarisay ciidamo aad u faro badan oo habeen iyo... 
Halkudheg:

Maalinta Caashuuraa oo ku beegan Sabtida Muxaram 10| November 24,2012

Nov 24, 2012
Bisha Muxaram waa bil fadli badan,  tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November, 24, 2012  waa Sabtida, Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku eegi doonaa qoraalkaan.  W.Q. Xasan Dhooye [abu xafso] dhooye@hotmail.com Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1434 Walaalayaal... 
Halkudheg: , ,

Ilaasho diintaada | Sh. C/qaadir Dalmar

Jun 2, 2012
حديث أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم: مَا مِنْ مَوْلُودٍ إِلاَّ يُولَدُ عَلَى الْفِطْرَةِ فَأَبَوَاهُ يُهَوِّدَانِهِ أَوْ يُنَصِّرَانِهِ أَوْ يُمَجِّسَانِهِ Nabigu waxuu yiri qofkasta oo dhasha waxuu... 
Halkudheg:

Difaaca Nabiga Suuban waa ku Waajib Muslimiinta.

Sep 1, 2011
Nabi Muxamad (Nabad iyo naxariis korkiisa Alaha yeelee) Xaqiiqdiisa ma jirto cid ka taqaan Rabiga Caalamiinta Abuurtay marka koowaad asagaana cadeyn ugu filan iyo Daliil inuu ku sheegay Kitaabadii uu ku soo dajiyay Nabiyada oo dhan magac ahaan ama tilmaan ahaan sidaan soo sheegnay. Suurada AS-Saf Aayada 6aad: Xusuusta markii {Nabi} Ciise Ibnu Maryamaku yiri Banii Israa’iil: waxaan ahay Rasuul... 
Halkudheg:

“Soomaali iyo Carab ayaan deris ahayn, wax diin ahna iima sheegin”

Apr 21, 2011
Aduun tacab aakhiro abaal marin Assallaamu caleykum wr wbr Walaal marka hore waxaad iga guddoonta salaanta islaamka, salaan ka bacdi waxaan idiin rajeynayaa adiga iyo reerkaagaba kheyr iyo barwaaqo. Walaal waxaan kula jeclaystay kheyr maaddaama aad tahay nin kheyr jecel. Walaal waxaan ka xumaaday sida dadka aan muslimka ahayn ee aanu la degganahay aan ugala bakheylnay inaan u sheegno nuurka illaahay... 
Halkudheg:

Maalinta Caashuuraa oo ku beegan Arbacada Muxaram 10| December 15,2010

Dec 15, 2010
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, sagaalaadka iyo tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan yihiin Dec, 15,16, 2010 waa Arbacada iyo Khamiista, aan kawada faa’iidaysano. W.Q. Xasan Dhooye [abu xafso] dhooye@hotmail.com Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1432 Walaalayaal marka hore Ilaahay baa mahad dhamaanteed usugnaatay... 
Halkudheg: , ,

Jamaacada Al- Ictizaam oo ku baaqday in shir dag dag ah oo dalka iyo Diinta lagu badbaadinayo laqabto

Jul 7, 2010
Jamaacada Al-Ictisaam gudigeeda cilmi baarista oo soo saaray bayaan ka kooban shan qodob, ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay isu taagaan sidii loogu qaban lahaa ummada Soomaaliyeed shir dag dag ah oo looga arin sanayo sidii dalka iyo diinta loo badbaadin lahaa. Sidoo kale qodobada waxaa ka mid ah in soo kor dhinta Ciidama shisheeye uusan xalku ku jir, ee dhibka ay sii... 
Halkudheg:

Bikini or headscarf — which offers more freedom?

Jun 10, 2010
On the way to the store, I stole glances at her in my rearview mirror. She stared out the window in silence, appearing as aloof and unconcerned as a Muslim dignitary visiting our small Southern town — I, merely her chauffeur… “The other day, when I dropped her off at school, instead of driving away from the curb in a rush as I usually do, I watched her walk into a crowd of kids, bent... 
Halkudheg:

Dunida Muslinka Ah Iyo Sida Ay Dunida Kale uga Danbeeyaan… Eeg Xaqiiqda Jirta Ee Uu Soo Bandhigay Muftiga Reer Bosnia Prof. Dr. Mustafa Cheric.

Feb 28, 2010
Muftiga weyn ee wadanka Bosnia Prof Dr. Mustafa Cheric ayaa qudbad si weyn loo sugayey ka jeediyey oo ugu magac daray’ Islamku waa Diin ay tahay in lagu noolado’,Taasoo oo uu ka jeediyey Jamacada weyn The International Islamic University, Islamabad Pakistan. Waxaa sidoo kale marti u ahaa Jamacada wasiirka Arimaha Diinta Islamka ee Pakistan Moulana Hamid Saeed Kazmi. Hadalkiisi Dr Mustafa... 
Halkudheg:

Jadwalka Salaadaha

Jan 2, 2010
Halkan waxaad si fudud uga heli kartaa waqtiyada la tukado Salaadda. Gaar ahaan magaalooyinka ku yaal daafaha Adduunka, sida Woqooyiga Ameerica (USA iyo Canada) iyo dalalka Yurub iyo bariga fog. Boggan waxaan ku soo koobnay dhawr magaalo oo ku yaal Sweden, Denmark, USA, Canada iyo UK, si fudud ayaadna markasta uga daalacan kartaa waqtiga Salaadda. Marka aad soo gashid bogga SomaliTalk.com eeg dhanka... 
Halkudheg: ,

Maanta oo Axada waa Caashuuraa, waa Muxarram 10 keedii

Dec 26, 2009
Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan WQ. Xasan Dhooye [abu xafso] dhooye@hotmail.com Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1431 Walaalayaal marka hore Ilaahay baa mahad dhamaanteed usugnaatay subxaanahu watacaalaa,Nabi Maxamedna nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato. Walaal waxaan idiin rajaynayaa sanadkaan cusub oo inoo dhashay inuu ilaahay nawaafajiyo khayr... 
Halkudheg: , ,

Markazka Dar-ul-Hijra oo Xaflad u qabtay Muslimiin iyo Masuuliyiinta Toronto

Aug 22, 2009
Xaflad hilba Solosha ah oo Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto qabtay Ugu Horayntii anagoo fursadaan ka faa’iidaysanayna Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarah, Markazka Dar-ul-Hijra ee Toronto wuxuu Hambalyada Ramadaanka u dirayaa dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Soomaalida. Waxaana leenahay illaahay hanaga dhigo kuwa ka faa’iidaysta Bishan Barakaysan. Sawiro kaloo dheeraad ah daawo Waxaa maalinkii... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...