Home » Announcements, Warar »

Gabar 5 jir ah oo Gargaar u Baahan….

  • waxana laga laxiriiri karaa
    Cabdi Qaadir Cismaan jimcaale
    mobel:25290766398 ama 0015672660145
  • Gaalkacayo

Gabadha xanuusan magaceedu waa shamso cirre diini. Da’deedu waa jirto 5 sano.

Gabadhan oo xanuunkan qabta muddo dheer markii loo geeyeey dhakhaatiirta waxba waa ka qaban waayeen.

Qoyska gabadhan waa reer sabool ah oo aan awoodin in ay dhakhaatiir bannaanka ah u qaadaan ama ku soo daweeyaan.

Waxaa gabadha haysa oo xanaanaysa Ayeeyadeed dhashay aabaheed oo da’ ah.

hgabar

Sidas haraadeed waxaa ka codsaneynaa hay’adaha iyo jaaliyaha iyo dhamaan umaha soomaaliyeed in ay gabadhaas yar u gargaaraan wixii ay u awoodaan.

waxana laga laxiriire karaa Cabdi Qaadir Cismaan jimcaale
mobel:25290766398 ama 0015672660145

wixii taakulo ah waxaa loogu hagaajin karaa Dahabshiil, GAALKACAYO

 

hgabar2 

hgabar1

hgabar3

ama la xiriir emailka: isxal11@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

4 Jawaabood " Gabar 5 jir ah oo Gargaar u Baahan…. "

  1. Axmed says:

    Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu caafimaad deg deg ah sii Gabadha da yar ee xanuunsan isaga ayaa wax walba awoodee guud ahaan umada islaamka waxaan kula talinayaa inay waxay u awoodaan ugu gargaaraan gabadhaa xanuunsan khaasatan umada Soomaaliyeed

  2. muuse says:

    ilaahay waxaan caafimaad uga baryay naa in gabadhan yarta ah caafimaad siiyo isagaa wax walba awoodee

  3. Yusuf says:

    IN ILAAH IDIIN GARGAARO AKHIRO IYO ADUUNBA HA LOO GARGAARO GABADHA DADA YAR.
    WAXAA CAD IN AAN SOMALIYA LAGU DAAWAYN KARIN XANUUN NOOCANA–SIDA MUUQATA.WAXAAN ARKAY DAD SIDAAN OO KALE AH YURUB..XANUUNKAAN OO MID MAQAARKA SARE KU DHACA AH….WAXAA SABAB BADANA U AH–CADCEEDA, IFTIINKA AMA CANAHA OO XASAASID KU AH GABDHA. WAANA ARIN AAD U ADAG DAWAYNTU. IN KASTA OO AY JIRI KARAAN XANUUNO KALE OO MAQAARKA SIDAAN KA DHIGA.

  4. salah says:

    Ilaahay caafimaad ha siiyo isgaan cidna waxba u weydiineyne……….Amiiin