Halkan ka akhri warka oo dhamaystiran…
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2009 lagu caleemo saaray tuuladda Godobyar Suldaan. Ahmed Kaynaan Cabdulle (Suldaanka beesha Daauud)
kaasoo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf badan oo ay si aad ah uga dhex muuqatay beesha
waxaan jeclahay inaan xuso dhawr qodob oo ay ugu horayso in Suldaanka Ahmed aanu ka dhaxlin jagadda hadda loo doortay aabihii,inaanu isu soo taagin oo xilkaasi isagu raadsan iyo in aanay soo xulan kox doonaysay inay si gaar ahaaneed uga faa’iidaysato xilkiisa.
suldaanka waanu hambalyeeynayaa ,laakiin ugaaskii beesha kuma tufin ,imaamkiina kama duceyn ,sidaan qoraalka ka akhrisanay, hadey jirto hanoola soo sheego ,markaas ayuu ugaasku sharciyan noqon karaa,hadii kale waa dhib beesha laga dhex abuurayo
aad ayaa ugu hambal yeynayaa suldaanka beesha Daa’uud waana boos loo baahan yahay in salaadiinta wadanka wax ku soo gordhinayaa ay soo bataan waxaan leenahay suldaanku ha noqodo kii dad kiisa dalkiisa diintiisa wax u qabta inshaa allah
Aamiin Aamiin Aamin