Home » Warar »

Gudoomiyiha Gobolka Hiiraan oo sheegay inay ka baxeen DFK

Shir Jaraa’id oo maanta qabtay Gudoomiya Gobolka Hiiraan V/raxmmaan Macow ayaa sheegay inay ka baxeen Dowlada Fadaraalka, sidoo kale wuxuu sheegay wuxuu ogaysiiyey ururada diimeedka inaysan dhinacna ka tir sanayn kooxa ku loolamaya Soomaaliya, hadalkiinsa waxaa ka mid ah” Waxaan rabaa inaan ogaysiino Umadda Soomaaliyeed, “Ururada Diinta iyo Caalamkaba, laga bilaabo maanta inaanan ka tirsanayn Dowlada Madaxwayne Sheekh Shariir”

Macow ayaan ilaa hada sheegin sababta ku kaliftay arintaas, dhinaca dowladana ilaa hada wax jawaab arintaas ku aadan kama soo bixin.

Hoos kadaawo hadalka C/raxmaan Macow

Xigasho|Universal-TV

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: , , ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Gudoomiyiha Gobolka Hiiraan oo sheegay inay ka baxeen DFK "

  1. Omar Cali says:

    Dowladda Shariif waa dowlad xaq ah oo ay doorteen in ku dhaw 500 oo qof oo matalayay qeybaha bulshada Soomaaliyeed

  2. waa qas wade kale…
    nin walbaba isagaa iskii isku boqray!!!!!!!
    dawlada shariifi waa dawlad aad uxun una liidatah .
    dowlad liidataasise wax la,aan bay dhaantaa