Home » Announcements »

Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009

WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA:

1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi
2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k
3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K
4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K
5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland
6: Sh. Axmed Imam Somalia (teleLink)

Muxaadarada koobaad waxay bilaaban doontaa Jimcaha 3:30pm waqtiga UK. Jadwalka intiisa kale waxaad heli kartaa maalinta koobaad ee Mu’tamarka

Inshaa-Allah.

Transport: Bus: 1

49,279,259,349,243,123 & W4
Tube: Victoria Lane to ( Seven Sisters Road Station)
British Rail: Bruce Grove Station.

Contacts: 0208 8087951 Masjidka
07947149882 Br: Daud
07983000886 Br: Abdirahman

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.