Home » Badda »

Goaankii Taariikhiga ahaa ee Baarlamaanku gaaray Aug 01

Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad ah ku diidey Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya
SomaliTalk.com | August 1, 2009

Kulankii baarlamaanka waxaa soo xaadiray 347 xildhibaan..

Saddexda qodob ee loo codeeyey:

IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii aad keenteen baarlamaanku waa diidey.. oo Heshiiskii xukuumaddu keenta in gebigiisba la diido.. (waxaa u codeeyey: 334 xildhibaan oo diidey heshiiskii is afgarad).

IN DIB LOO DHIGO: In dooda dib loo dhigo oo loo yeero wasiirkii heshiiska soo galay oo marka wasiirkii yimaado laga wada hadlo, oo la arko waxa wasiirku ku difaacayo oo kaddib go’aan arrintaas laga gaaro.. (waxaa u codeeyey: 9 xildhibaan).

IN GUDDI LOO SAARO: In Guddi loo saaro oo ay guddigaasi la kulmaan wasiirka, xukuumada, khubaro iyo ciddii ay doonaan oo ay taas baarlamaanka kusoo celiyaan, kaddibna go’aan laga gaaro.. (waxaa u codeeyey: 4 xildhibaan).

Halkan ka akhri Faahfaahinta

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Goaankii Taariikhiga ahaa ee Baarlamaanku gaaray Aug 01 "

  1. Abdi shabaab says:

    asc alla mahada iska leh abaalna wa mujaahidinta utaagan difaacida diinta dadka iyo dalka somaliyed iyo guud ahaan islamka oo dhan marka kuwas waxba ma hayan ama yela ama diida somalidu waxey dhahda durbanki la xaday halki lagu tumi laha aya la iska raba marka anigu ka shabaab ahaan waxanba u arka wax idheh ah wan la heshinay wan didnay caruurta lagu seexiya isbadal weyn ayaana sameyn dona baryahan ina so haya intan ramadanka la gaarin bishas bi idmillah umada somaliyed farxad ayey ku nagaadi donan iyo dalkoda oo mujaahidinta dhan gacanta ugala asc ´wr wb

  2. ismail says:

    waxan salaamaya somalitalk. kadiban waxan rabaa ii aan somalida u cadeyo shiekh ii usan aheyn muwadiin somaliad. ii axdii leh mahan, markii hore wuxu khayaneyey saxiibadiis, hadan wuxu khayameyey ummadad somaliad idaas darted waa in dadanka iyo dadk somaliad halaga iilaliyo ayaan aniigu qaba.

  3. Abdirizak says:

    Somalitalk,
    I credit you guys with this accomplishments. I command you for shining the light on these so called officials who destroyed most of the country and are now auctioning of what is left. Great Job and keep it up.

    Abdirizak ABdi.