London: Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu qabanayaa koob loogu magacdarey Somali Week 2009..
Koobkaas waxaa ka qayb qaadan doono kooxo ka dhisan dalka Ingiriiska iyo dalalka Sweden, Holand , Canada, isla markaana waxa iyana ka soo qayb gali doono ciyaartooydii hore kubada cagta dalka Soomaaliya, kuwaasoo ka kale iman doono dalal kale duwan.
Tartankaan ayaa lagu qaban doono garoon ku yaal Waqooyiga magaalada London, waxana u bilaaban doonaa maalinimada Talaadada 4 bisha August 2009 socona doono ilaa 18 bisha Augost hadii Allah Idmo.
Qormadayna kale waxaan ku soo gudbin doonaa isku aadka tartanka iyo jadwalka lagu socon doono.
Koobkan ayaa noqon doono kii ugu horeeyay noociisa ah oo lagu qabto dalka Ingiriiska iyo gaar ahaan magaalada London oo ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan dalalka Yurub.
Sida ay noo xaqiijiyeen gudiga qaban qaabada koobka Somali Week London 2009 ayaa waxaa la filayaa inay ka soo qayb galaan dad si weyn looga yaqaan dalka Ingiriiska iyo dalka Soomaaliya.
Somali Week London 2009 ayaa waxaa u noqon doonaa mid si weyn wax uga badala muqaalka guud ee Soomaalida ku nool dalka Ingiriiska iyo gaar ahaan magaalada London.
Waxaa sharaf weyn noo ah inaan dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London iyo hareeraheeda inaa idin ku casuno ka soo qayb galka todobaadka Soomaalida dhaqanka iyo Isboortiga oo lagu qaban doono magaalada London bisha soo socoto horaanteeda.
Isku aadka iyo jadwalka tartanka Somali Week London 2009 dib ayaan idin kaga soo gudbin doonaa insha Allah
JADWALKA:
Somali week fixtures 2009
Group (A) Group (B) Group (c)
1-Holland Fc | 5-Finland Fc | 9- Sweden |
2-Jubba Fc | 6-Nabbadda Fc | 10-West 12 Fc |
3-Ilamos Fc | 7-Milton keyness Fc | 11-hilltop Fc |
4-Wembley United Fc | 8-Leicester Fc | 12-Alhijra Fc |
4/08/09 Tuesday
1st game 16.00 2nd game 18.00
Ilamos FC vs Jubba FC North Former stars FC vs North America Former stars
05/08/2009 Wednesday
1st Game 16.00 2nd game 18.00
Holland FC vs Wembley United LFC Nabbadda Fc Vs Milton Keynes Fc
06/08/09 Thursday
1st game 16.00 2nd game 18.00
Finland Fc vs Leicester Fc Sweden FC vs West 12 FC
07/08/09 Friday
1st game 16.00 2nd game 18.00
HILL TOP FC vs Alhijra Fc Holland Vs Ilamos Fc
08/08/09 Saturday
1st game 15.00 2nd game 17.00 3rd Game 19.00
Finland Vs Milton Keynes Nabbadda Vs Leicester Fc Sweden Vs Hiltop
09/08/09 Sunday
1st game 15.00 2nd game 17.00 3rd Game 19.00
Alhijra FC vs West 12 FC Jubba Fc Vs Holland Wembley United Vs Ilamos Fc
10/08/09 Monday
1st game 16.00 2nd game 18.00
Milton KeynesFC vs Leicester Fc Finland Vs Nabbadda
11/08/09 Tuesday
1st game 16.00 2nd game 18.00
SwedenFc vs Alhijra FC West 12 Fc Vs Hilltop Fc
12/08/09 Wednesday Quarter final
1st game 16.00 2nd game 16.00
- Winner (A) Vs Runner (B) (2) Winner (B) Vs Runner (A)
13/08/09 Thursday Quarter final
1st game 12.00 2nd game 2.00
(3 )Runner (c) Vs Best Runner (1) (4) Winner (C) Vs Best Runner (2)
14/08/09 Friday Semi Finals.
1st game 12.00 2nd game 2.00
Winner (1) Vs Winner (3) Winner (2) Vs Winner (4)
16/08/09
Grand Final
Yusuf Yusuf
Somali Week London 2009
mrsomalia@hotmail.com
London
haye waxaan aan donayaa in aan cayaarokubada lkn nasiib daromajoogo ingiriiska waxaan jogaa somaliya waaad ii jediin waxaa yaalasoomaliyadhibka yaala xabada dhacayso walalayaa ciwaanka kaan wax igu soo wax aqbaar hadaad heshaan walalayaaal
haye waa idin saaamay dad waynaha arkaya waxaan aaan soo qoray waa idin wada salaamay walayaaal aad iyo aad
the organisors of somali week you did great job the future is good and i will you to talk more about milton keynes the team that show nabada, london stars, ilmos,al hijra. how the football is played very young team.
i think you need to talk more about Milton keynes team because there the all team that plays good football.