Home » Waraysi »

Cali Axmed Jaamac Jangali oo Baarlamaanka DFKMG ku Taageeray Diidmadii Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya!?

Warka oo dhan halkan ka akhri…

Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali, ayaa sheegay in aan madaxweynaha DFKMG looga baahnayn in uu saxiixo xeerkii ay baarlamaanka DFKMG ku diideen heshiiskii Is-faham (ee dhexmaray DFKMG iyo Kenya), isagoo intaas ku daray in mar haddii baarlamaanku diidey ay arrintaasi xirantay.

Jangali waxa uu hadalkaas yiri mar uu magaalada Jabuuti waraysi kula yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (SomaliTalk Jabuuti) oo weydiiyey su’aal ahayd: Dawladdu waxay hore u gashay Heshiis Afgarada, baarlamaanku waa ka soo hor jeestey, ra’iisul wasaarahana waxa uu u gudbiyey Qarammada Midoobay, maxay tahay sababta hor taagan in madaxweynaha saxiixo?

Warka oo dhan halkan ka akhri…

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

5 Jawaabood " Cali Axmed Jaamac Jangali oo Baarlamaanka DFKMG ku Taageeray Diidmadii Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya!? "

  1. abdull says:

    asc

    Aniga runtii aad baan u taageersanahay arinta uu ka hadlay jangeli
    waayo arinta uu diiday baarlamanka haduu saxiixo madax weynaha wuxuu u muuqanaya nin dan & xaajo ka laheyn dad & dalba
    marka waxaan kula talinaya shariifka inuusan arintaa ku dag dagin oo uusan taariiqda somaliyed bal madow uga galin
    sallaaam

  2. mohamed says:

    Jengeli xagee jiray markii hore.
    Alla ha u naxariisto Soomaali talk, meel walba wax ha laga raadsho. Arintu waxa weeye Dhurwaa dhooma ku raro, Allaa ina baday in aynu Jengeli oo kale naf ka raadino. Bad iyo beri soomaaliya Allaw maqan. Nabdgelyo Mohamed

  3. Waa ku saxan yahay Jengeli,hadalkaa,aad ayaan ugu taageersanahay hadalka uu jengeli ku taageeray go,aanka BAARLAMAANKA,loomana baahna in uu saxeexo shariifku.

  4. abdul says:

    madaxweyne sheekh shariif waa tuug sirdoon u shaqeeya oo raba inuu dalka somaliya ka gato gaalo haduu nin muslima oo somaliya oo xalaal ah yahay muu saxiixo inuu heshiiskaasi yahay midaan haqeyneyn war waxani dowlada isku shegaya waa tuug meesha ay dad dana gaara ka leh somaliya ku hayaan xoogaa xalaal ah oo muwaadaniina waa ku jiraan somaliya waxaa qasaya tuugo al shabaabul mujrimiin la yiraah oo kasoo amar qaata buuraha toora boora iyo dowlad isku sheeg xaaraamiya oo gaalo ka amar qaadata waa suaalee meedaya somalidii xalaasha ahaa ee wadniyadu ku buuxday

  5. Ahmedulhadi says:

    Waa arin sax ah, haduu barlamanka diida cid ogalaankarta ama dib oga hadli kartaa majirta, waayo baarlamaanka ayaa ah cida go an ka gaaraysa heshiisyada.