Home » Announcements »

TACSI: Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo ku geeriyoodey Muqdisho

TACSI : WARIYE ALBASHIIR OO AABIHIISA GEERIYOODAY

إنا لله وإنا إليه راجعون

إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيئ عنده أجل مسمّى

1- Guud ahaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed

2- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Banaadiriga

3- Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda federaalka

4- Guud ahaan Xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Banaadiriga

5- Xukuumadda Soomaaliya

6- Guud ahaan Culumaa’udiinka Soomaaliyeed

7- Dariiqooyinka kala duwan ee dalka Soomaaliya kajira

8- Afarta Xamar, Shanta Shangaani iyo Culumadooda

9- Wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ka hawlgala gudaha dalka iyo dibaddiisa

10- Bahweynta Saxaafadda Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan

Guud ahaan dadkani waxa ay Tacsi u dirayaan Qoyska Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed oo aabahooda Dr.Maxamed C/qaadir Maxamed uu kugeeriyooday Magaalada Muqdisho taariikhdu markii ay aheyd 03-Ramadaan-1431 kuna beegan 13-August -2010, waxa ay si gaar ah ugu dirayaan Tacsida wiilkiisa Wariye Bashiir Maxamed C/qaadir (Al-Bashiir).

Waxa ay leeyihiin Jannadii Firdowso Allaha ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka tagayna sabar iyo Iimaan Allaha kasiiyo. AAMIIN….. AAMIIN ….. AAMIIN …..

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.